Waxaa halkaan Tahniyad Dhalasho farxad leh ka diraya dadka hoos ku qoran,
waxaana ka mid ah qoraagii weynaa ee reer Finland ahana Wakiilka
xafiiska Allsomali24.com ee Finland, Qoraa sare Cabdiraxmaan Maxamed
Warsame Feyfle iyo xaaskiisa Nasro Aadan Iidle iyo dhammaan reer Aadan
Iidle iyo reer Bootaan Dhuxulow.Dadkaasi waxay Hambalyo leeyihiin Cumar
Aadan Iidle iyo Muno Bootaan dhuxulow oo wiil ugu dhashay dalka Finland,
Helsinki.
Waxaa halkaan Tahniyad dhasho farxad leh sidoo kale ka diraya dadka soo
socda.
1- Aabe Cumar Aadan iyo Hooyo Muna Bootaan
2- Hooyo Faadumo Xaashi Abshir iyo Aabe Aaden Iidle Jilacow
3 — Abaayo Nasro Aadan Iidle iyo Seygeeda Cabdiraxmaan Maxamed Warsame Faafle iyo
carruurtooda.
4 — Aadan Iidle iyo Seygeeda Cumar Mahdi Muudeey iyo
Caruurtooda
5 — Sameey Aadan Iidle iyo Seygeeda Muxudiin Axmed Cadaawe iyo
Caruurtooda6- Abaayo Safiyo Aden Iiidle iyo Seygeeda Cabdi Muuse Macalin
iyo Carruurtooda
7- Abaayo Shukri Aadan Iidle Seygeeda Cabdikariin Cali iyo
Carruurtooda8- Abaayo Aniso Aadan Iidle iyo Seygeeda iyo curuurteeda9-
Aboowe Abuukar Aadan Iidle iyo Afadiisa Faadumo Maxamed Cilmi10 -Aboowe
Sakariye Aadan Iidle iyo Afadiisa Nor Harges iyo caruurtooda.11 Hooyo
Xaawo Jimcaale Maxamuud12- Idiris Boote Dhuxuloow13- Jamiilo Boote
Dhuxuloow & Gacaliyaheeda C/Salaan Cabdulle14- Farxiyo Boote Dhiblaawe
Dhuxuloow & Gacaliyaheeda Cabdullaahi Maxamuud Jimcaale (Abkoow)15-
Fartuun Boote Dhuxuloow & Gacaliyaheeda Maxamuud Maxamd (Koobe)16
Boosteeyo Boote Dhuxuloow & Gacaliyaheeda Cabdullaahi (Ceynte)17 Luula
Boote Dhxuloow Dhiblaawe (Luula Degan) & Gacaliyaheeda C/rizaq Axmed
Jimcaale (Jocle)18 Xasan Boote Dhiblaawe Dhuxuloow (Xasan Yare)19 Cali
Boote Dhuxuloow Dhiblaawe
Dhammaan dadkaasi waxay halkaan Tahniyad Dhalasho farxad leh oo hawada u
marinayaan Aabe Cumar Aadan Iidle iyo Hooyo MuunaBootaan dhuxuloow oo
wiil ugu hashay magaalada Helsinki, ee caasimadda Finland 31/7/2011,
wiilkaas oo loo bixiyay Cabdisamad Cumar Aadan IidleMarkale dhammaan
Waalidka iyo walaalaha Cumar Aadan Iidle iyo Muuna Bootaan waxay
Cabdisamad ugu duceenayaan in uu noqdo kii waalidkii baari u noqda oo
wax tara, waalidkii, Diintiisa, dalkiisa iyo dadkiisaba.Aamiin Aammiin
Aamiin soo bar baar ayaan ku leenahay mar kale.
Sidoo kale, Waxaa Tahniyad dhalasho mid taa la mid ah hawada u soo
marinaya Aabe Cumar Iidle iyo Hooyo Muno Bootaan maamulka sare, madaxda
iyo dhammaan shaqaalaha warbaahinta weyn eewww.allsomali24.com, oo wiil
ugu dhalashay magaalada Helsinki ee dalka Finland, waxayna leeyihiin soo
barbaar Eebow Cabdisamad Cumar Iidle.. Aaaaaaaaaaamiin….
Aaaaaaaaaaaaaaaamiin. Editor- Qoraa sare — Cabdiraxmaan Maxamed Warsame
“Feyfle”
feyfle@hotmail.com ama
editor.qoraa@yahoo.comXafiiska Allsomali24.com
Finland — Helsinki
-----------------------------------
Maamulka Shabakadda warbaahinta Allsomali24.com
Emails:
info@allsomali24.comallsomali24@yahoo.comNairobi - Kenya
Tahniyad Dhalasho oo loo dirayo Cumar Aadan Iidle & Muna Bootan
Waxaa halkaan Tahniyad Dhalasho farxad leh ka diraya dadka hoos ku qoran, waxaana ka mid ah qoraagii weynaa ee reer Finland ahana Wakiilka xafiiska Allsomali24.com ee Finland, Qoraa sare Cabdiraxmaan Maxamed Warsame Feyfle iyo xaaskiisa Nasro Aada