Si kale wararka waxa intaasi ku darayaan in madax waynaha waxyaabaha ugu wayn Ee uu u tagayo Puntland ay tahay sidii masuuliyiinta maamul goboleedka puntland loogu qanci lahaa in ay ka soo qayb galaan in shirka wada tashiga ah ee lagu wado in lagu qabto caasimada soomaliya ee Muqdisho.
Dhinaca kalena Ra’iisul wasaaraha dowlada KMG ah C/wali Maxamed Cali ayaa waxaa uu kulamo kula leeyahay magaalada garoowe masuuliyiinta maamulkasi maalintii shalana waxaa uu soo kormeeray qaar ka mid ah wasaaradaha mamulka puntland waxaana uu sheegay Ra’iisul wasaaruhu in ay kulamadaan uga gol leeyihiin in ay ku hagaajiyaan xiriir dowlada dhexe iyo Maamulkaasi butland ayna kala shaqey doonaan dhinacyo badan
Madaxweyne Shariif Oo Lagu Wado In uu Usafro Garoowe
Wararka naga soo gaaray magaalada Garoowe Xarunta Maamul Goboleedka Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ka socoto diyaar garoowgii Ugu Dambeeyay Oo lagu Soo Dhaweynayo Madaxweyne sheikh shariif sheikh axmed sida u noo Xaqiijiyay Mid Kamid Wa