
Dhambaalkaan oo ay soo direen Dadka ku dhaqan Tuulada Burdheere oo Shabakada Warsheekh lasoo gaarsiiyay ayaa waxa alle uga baryeen in uu janadii Fardowso ka waraabiyo inta uu ka tagayna Samir iyo Iimaan.
Caaqil Maxamud Cali Jimcaale Koogaar oo ahaa Halyeey u ololeeyo Nabada iyo Wada noolaanshaha ayaa waxa lagu xasuustaa Dadaalo badan oo ka geestay sida nabad iyo deris wanaag ugu wada noolaanlahaayeen Shacabka Soomaaliyeed.
Hadaba Deegaanada oo sida weyn wax uga qabtay baahida dadka ku dhaqan ayaa waxa ka mid ah Tuulada Burdheere oo iminka dadka ku dhaqani dhambaalkaani inasoo gaarsiiyay iyagoo uga mahad celiyay Ceel Byood u qoday dadka degan (tuulada )burdheere iyo nawaaxigeeda ayagoo biya la,aan hayso “Hadaad nahay dadka deegaanka waxaan u tacsiyeynaynaa dhamaan dadka soomaaliyeed meel walbey joogaan waxaan leenahay sabar iyo ii maan ilaah hana siiyo caaqilka naga dhintay (KULU NAFSII DAA,IQATUL MOWTI) “
WC/WR/WB/ XUSEEN MAXAMUUD FARAS
FARASCADE114@HOTMAIL.COM
DHamaaan Dadka ku Dhaqan Tuulada Burdheere & Nawaaxigeeda oo Tacsi Qaran Udiray Caaqil Koogaar
INAA ILAAHI WA INAAILEEHI RAAJICUUNA dhamaan dad deegaanka tuulada burdheere iyo nawaaxigeeda waxay tacsi u dirayaan aabihii nabadda umadda soomaaliyeed halyeey caaqil (koogaar)