
Alaah Unaxariistee Waxa Maanta ku geeriyooday Dalka Mareykanka Caaqil Koogaar oo runtii shacabka soomaaliyeed ku yaqiineen Nabada iyo Wada Noolaanshaha Shacabka Soomaaliyeed.
Tacsidaana ayaa waxa dirayo Gudiga Isboortiga iyo Dhalinyarada Degmada Warsheekh.
1. Gud. Maxamed Macalin Da’ud (Shiino)
2. Xub: Xaaji Maxamed Maxamud (Buubaal)
3. Xub: Da’ud Xaaji Maxa’ud (Kuwaatare)
4. Xub: Maxamed Sheekh Hasa (Ateera)
5. Xub: Dr Abiikar Shiikhey Xaaji Cade
6. Xub: Cabdi Cali Taleefan
7. Xub: Muxidiin Ahmed Cosobow (Sanweyne)
8. Xub: Maxamud Sheekh Axmed Yare
9. Xub: Max’ed C/llaahi Muxumed (Owfuu)
10. Xub: Aweys Siid Maxamud
11. Xub: Abuukar Sheekh Qaasim (Aalto)
12. Xub: Cantoob Shigow Birqaaye
Dhamaan Mas’uuliyiintaan ayaa waxa Tacsi Tiiraanyo leh udirayaan ehleka iyo Qaraabada oo ka geeriyooday Alaah Unaxariistee Marxuum Xaaji Maxamud Cali Jimcaale (Koogaar) iyagoo Alle Uga Baryay in uu ka waraabiyo Janadatul Fardowsa , Inaa Lilaah Wa Inaa Ileehi Raajicuun
Gudiga Isboortiga & Dhalinyarada Degmada Warsheekh oo Tacsi udiray Xaaji Koogaar.
Alaah Unaxariistee Waxa Maanta ku geeriyooday Dalka Mareykanka Caaqil Koogaar oo runtii shacabka soomaaliyeed ku yaqiineen Nabada iyo Wada Noolaanshaha Shacabka Soomaaliyeed.