TACSI Anigoo kala ah jaaliyada mudulood ee magaalada Chicago waxaan TACSI udireynaa dhamaan caruurtii iyo ehelkii uu ka tegay ilaaheey ha naxaiistee Xaaji Koogaar.
1)Cabdi Gurey
2)Dadir Jaciir iyo dhamaan reer JACIIR
3)Muxudiin Nuur Hasan
4)Cumar Caraaye
5)Cabdikhadir Salax Jiinoow
6)Cumar Boocoow
7)Abukar Cabdikhadir Badri
8)Mahamwd Muxudiin
9)Ismaciil Fanax
10)Jamaal Ahmed Mude
11)Cali Maxalin
12)Abdi Ahmed Hiraabe Cabeey
13)Ahmed Shariif
14)Mahamed Cadaawe
15)Cabdiraxmaan Biibaaye
16)Dauud Hasan Cadde
17)Cabdikhadir Mandeela iyo dhamaan reer Xaji Daud Maxaned Raage iyo Reer Cali Shitaawe iyo reer Sheekh Xasan Cade.
Dadkaan oo wada jir ah waxa leeyihiin samir iyo iimaan ilaaheey ha inaga siiyo dhamaanteen aamiin
INAA LILAAH WA INAA ILEEHI RAAJICUUN.
Tacsi tiiraanyo leh oo ay dirayaan Jaaliyada Mudulood ee Magaalada Chicago
TACSI Anigoo kala ah jaaliyada mudulood ee magaalada Chicago waxaan TACSI udireynaa dhamaan caruurtii iyo ehelkii uu ka tegay ilaaheey ha naxaiistee Xaaji Koogaar.