Tacsi: Marxuum Aweys Mocow Gooyoow oo Muqdisho Kugeeriyooday

0
Wednesday December 07, 2011 - 21:12:35 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 726
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi: Marxuum Aweys Mocow Gooyoow oo Muqdisho Kugeeriyooday

    INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN Waxaa 06/12/2011 Ku geeriyooday Isbitaal keysaney Xamar Soomalia Aweys Mocow Gooyoow Waxaana Tacsi Tiiraanyo leh uga direynaa Hooyo jimco Axmed, Faay Mocow Gooyow, Xassan Mocow Gooyow, Maxamad Mocow Gooyow

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN Waxaa 06/12/2011 Ku geeriyooday Isbitaal keysaney Xamar Soomalia Aweys Mocow Gooyoow Waxaana Tacsi Tiiraanyo leh uga direynaa Hooyo jimco Axmed, Faay Mocow Gooyow, Xassan Mocow Gooyow, Maxamad Mocow Gooyow , Aamino Mocow Gooyow iyo Xaaskii iyo Caruurtii ow ka tagey Waxaana Tacsidaan iyagoo ka tiiraanyeysan diraya. DHamaan Reer Sheekh Cali Saciid Qaasatan Maxamud Sheekh Cali Saciid

Cabdulqaadir Sheekh Cali Saciid Iyo Xassan Sheekh cali Saciid iyo Xaaskiisa Sacdiyo Celmi Maxamed Afrax Waxaa kaloo tacsi u diraya Dhamaan Qoyska Reer Celmi Maxamed Afrax, Qaasatan Cabdulqaadir Celmi Maxamed Afrax, Luul Cilmi Maxamed Afrax, Salaadd Celmi Maxamed Afrax, Safiyo Celmi Maxameed Afrax, Iyo Sacdiyo Celmi Maxamed Afrax.

Waxaa kaloo tacsidan diraya dhamaan jaaliyada reer cadale ee Uk.

Oo dhamaantood kala jooga England Denmark Tanzania iyo Soomaalia waxeyna leeyihiin dhamaantood samir iyo iimaan alaha naga wada siiyo isagana Qabrigiisa alaha ku qabooiyo Aaaamiin.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip