Gabi ahaan xaafadaha ay ka koobantahay magaalada caasimada ah ee Muqdisho ayaa saakay wararki ugu dambeeyay ee xaaladaha ay ku waabariisteen sheegayaan iney kajirto xasilooni adeegyadi buslhadana ay usocdaan si caadi ah.
Wadooyinka, Suuqyada iyo iskuulada ayaa ah kuwa si caadi ah howlahooda usocdaan, mana jirto sidoo kale wax rabashado ah oo xalay kadhacay gudaha magaalada Muqdisho, mana jirto sidoo kale warar la xiriiro dilala xalay kadhacay Muqdisho oo ilaa iyo hada aan ka warhelnay.
Qaxweynta dadka Muqdisho ayaa saakay ah mid aad loo hadal hayo howlaha dibu dhis ee magaalada Kasocda iyadoo Muqdishana iminka waxa ugu qaashan ay yihiin qalabka dhismaha guryaha iyo waliba kooxaha dhisa dhimsooyinka oo aad umashquulay.
Qormo gaar ah ayaan kusoo qaada doonaa bilicda magaalada Muqdisho iyo dhismaha xoogan ee xiligana kasocda.
waxa intaa kusoo koobeena qormadeeni subax walba aan ku eegi jirnay marxaladihi ugu dambeeyay ee magaalada Muqdisho.
Wararki ugu dambeeyay ee xaalada magaalada Muqdisho