Wariye Dhintay iyo Fanaanada Saado Cali oo dhaawacantay.

0
Saturday July 21, 2012 - 13:53:55 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1875
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wariye Dhintay iyo Fanaanada Saado Cali oo dhaawacantay.

    Kadib marki maalinimadi shalay ay magaalada Gaalkacyo kasoo dagatay diyaaradi siday wafdi ay horkaceesay xidigti Hobolada Waberi ee qaranka Soomalaiya Saado Cali Warsame ayaa waxa loo galbiyay wafdiga magaalada Garowe ee xarunta Puntland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kadib marki maalinimadi shalay ay magaalada Gaalkacyo kasoo dagatay diyaaradi siday wafdi ay horkaceesay xidigti Hobolada Waberi ee qaranka Soomalaiya Saado Cali Warsame ayaa waxa loo galbiyay wafdiga magaalada Garowe ee xarunta Puntland. Wafdiga ayaa inta ay kusii socdeen wadada waxa shil kuyimid gaarigi ay saarneed fanaanada Saado Cali Wasare iyo koox wariyayaal ah halkaasi oo dhaawac kasoo gaaray Saado halka uu shilkaasi kudhintay Wariye Maxamed Cali.

Dhaawaca fanaanada ayaa loola cararay isbitaalka iyadoo wararki ugu dambeeyay saakay sheegayaan in xaalada caafimad ee fanaanada Saado Cali Warsame ay imink atahay mid soo hagaageyso.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip