Kooxda Sida KMG u Hogamineysa Horyaalka Ingiriiska 2012-2013 Caawa Fiidkii Ciyaar adag baa sugeysa ( Chelsea vs Newcastle ) Waxaa Maanta iyo Bari laga Ciyaari doonaa Dalka England meertadii 2 ee Horyaalka Dalkaasi Wareegiisa Hore 2012=2013. Hadaba Kulamada ugu xiisaha badan ee dhacaya Maanta iyo Bari Kooxuhu sidatan ayey isku arki doonaan.
Maanta Sabti 25- 8- 2012 Meertad 2 ee Wareega Hore Horyaalak Ingiriiska 2012-2013.
Swansea vs West Ham U. 2-45 Daqiiqo Saacada Afrikada Bari. Labadaan Koxod ayaa waxa ay kala leeyihiin min 3 dhibcood oo ay ka heleen Kulankoodii ugu Horeeyay Horyaalak Ingiriiska 2011-2013.
Man Utd vs Fulham 5-00 Galabnimo afrikada Bari Ciyaartaan waa mid adag oo Koxda Man utd ay dadaal u gali donto sidii ay u qaban laheyd Fulham.
Chelsea vs Newcastle 7- 30 Fiidnimo afrikada Bari.Ciyaaratan waa mid adag Koxda Chelsea oo 2 ciyaar ee ugu horeysya soo badisay ayaa dooneysa inay si Xajisato Hogaanka Horyaalka Ingiriiska 2012-2013 waxaan Kulanka caawa uu u noqonayaa Kulankeedii 3 ee Wareega Hore,Newcastle qudheedu 3 dhibcood Bay heysata waxaana ay ku dadaali doontaa sidii ay uhakin laheyd orodka Chelsea
Stoke City vs Arsenal 3-30 Galabnimo Xiliga afrikada Bari.
Liverbool vs Man city 6.00 Maqribnimo afrikada Bari. kulankaan si weyn ayaa loow ada sugayaa waxaan Kooxda liverbool ay ka Carareysaa in Guudaro 2 uusan u raacin bilowga Horyaalak iyadoo hadii laga badiyo ay safka hoose ka hogaamin doonto xaga kala sareynta dhibcaha,halka Man city oo 3 dhibcood heysata iyaduna Xooga saari doonto inay higsato Safka hore ee Taratnkaan o ay horay ugu Guuleysteen Xili Ciyaareedkii hore.
Waxaa Diyaariyay. Axmed Maxamed Cabdulle' Uurdoox' Uurdoox2011@hotmasil.com
Kooxda Sida KMG u Hogamineysa Horyaalka Ingiriiska 2012-2013 Caawa Fiidkii Ciyaar adag baa sugeysa ( Chelsea vs Newcastle )
Kooxda Sida KMG u Hogamineysa Horyaalka Ingiriiska 2012-2013 Caawa Fiidkii Ciyaar adag baa sugeysa ( Chelsea vs Newcastle )