Tahniyad dhalasho farxad leh: Axmed Jibriil Cali Garaale

0
Thursday September 06, 2012 - 18:45:41 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 5966
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tahniyad dhalasho farxad leh: Axmed Jibriil Cali Garaale

    Hambalyo, Dhamaan maamulka, shaqaalaha iyo qaar kamid ah aqristayaasha shabakada Warsheekh waxey hambalyo dhalasho oo farxad leh halkaan umarinayaan Aabe Jibriil Cali (Garaare) iyo Hooyo Caa'isha Shiikh Axmed oo taariikhdu markey aheyd 26-08-12

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hambalyo, Dhamaan maamulka, shaqaalaha iyo qaar kamid ah aqristayaasha shabakada Warsheekh waxey hambalyo dhalasho oo farxad leh halkaan umarinayaan Aabe Jibriil Cali (Garaare) iyo Hooyo Caa'isha Shiikh Axmed oo taariikhdu markey aheyd 26-08-12 wiil ugu dhashay Caasimada dalka UK ee London wiilkaas oo loo bixiyey Axmed Jibriil Cali (Garaare) (Axmed Yare) waxeyna leeyihiin Axmed yare soo barbaar oo noqo kii dadkiisa' dalkiisa iyo diintiisaba anfaca Aaamiin Aaamiin Aaamiin.
Asxaabta direyso tahniyada oo kala ah.

1) Maxamud Sheekh Axmed yare (Nairobi)
2) C/raxman Sheekh Cabdulaahi (Muqdisho)
3) C/rashiid Maxamed Yuusuf (Sweden)
4) Maxamud C/llaahi (Mas'uul Sare) (Italy)
5) Abwaan C/kariin Galeyr (Switzerland)
6) Xuseen Cadaan Ibraahim
7) Maxamud Axmed Xasan (Xuurshe)
8) Jabriil Maxamed Nuur
9) C/raxman Sheekh Ciise
10) C/raxmaan sh Axmed (Saalis)
11) Abuukar Cali Garaare
12) Cumar Sh Axmed (Dr Caamir)
13) Axmed Cali Garaare
14 c/raxmaan Maxamed Macalin Daa'uud
15) Cali Sh Axmed (Caliyare).

Dhammaan dadkaan iyo dad kale oo farabadan oo aan halkaan lagu soo koobi karin waxey hambalyo farxad leh hawada u marinayaan Aabe Jibriil Cali (Garaare) iyo Hooyo Caa'isha Shiikh Axmed oo wiil ugu dhashay Caasimada dalka UK ee London wiilkaas oo loo bixiyey Axmed Jibriil Cali (Garaare) (Axmed Yare) waxeyna Axmed yare ugu duceynayaan inuu soo barbaaro islamarkaana uu noqdo kii dadkiisa' dalkiisa iyo diintiisaba anfaco Aaamiin Aaamiin Aaamiin.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip