(Konfur Afrika) Siyaaradi Sh: Cabdi Celi & Sh: Mux’ed (Daawo Sawiro)

0
Thursday November 29, 2012 - 00:27:14 in Siyaaro by Xarunta Dhexe
  • Visits: 15761
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    (Konfur Afrika) Siyaaradi Sh: Cabdi Celi & Sh: Mux’ed (Daawo Sawiro)

    Waxaan halkaan idin kaga soo gudbineynaa siyaarooyinka mash.aaiqdeynee suubaneyd oo sand kasto mar halkaan lagu qabto magaalada capetown xaafada Bellville gaar ahaan xaruunta reer sheikh cabdi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan halkaan idin kaga soo gudbineynaa siyaarooyinka mash.aaiqdeynee suubaneyd oo sand kasto mar halkaan lagu qabto magaalada capetown xaafada Bellville gaar ahaan xaruunta reer sheikh cabdi
Siyaarda caalimiintii Sheikh Cabdi Celi iyo Sheikh Maxamed Sheikh Cabdi Celi oo xalay la soo gabagabeyay ayaa soo bilaabatay maalintii khamiista aheed ayadoo afar habeen la aqrinaay subacyo maalinti ugu danbeesayna lagu soo qatimay quraan aris iyo dikri iyo qasaa.ido kala duwan nabi amaan iyo wacdi aydoo culumadi ka soo qeygashay ee aad ugu dheeraadeen ka sheekeynta mashaa.iiqda iyo sida suuban oo ey diinta ugu fidin jireen ardu soomaal iyo sida tacliintan umada ugu gudbin jireen ayagoo sidoo kale sheegay in umada u sinaan jiraan oo qof walbo tacliinta u bari jireen sida ugu fudud oo ruux wax u fahmo ayagoo ugu danbeentii alle uga baryay in mashaa.iqdooda janada ka waraabo ducane ku gabagabeeyay wacdigii

Siyaaraadan oo sano kasto lagu qabto xaruunta reer sheikh cabdi ee fadhigooda yahay xaafada bellville maagaalada capeton wadan ka south Africa ayaa waxaaa soo qaban qaabiyay dhamaan
Ahlu sunnah wal jamaaca capetown iyo xirta reer sheikh cabdi Ow Cumar hormuud ey ka yihiin dadka kala ah

Xaaji Abuukar suufi Maxamuud Bisle (Suuley )
Xaaji Axmed Suufi Maxamuud Bisle (sh Jaa)
Xaaji Cabdullahi Suufi Max’ud Bisle (dhanhow)
Axmed Sh C/rax Sh Mux’ud (Suufi)
Cisman Sh C/rax Sh Mux’ud (cismanow)
Shiikh Axmed Cali Gacal (Shariifka)
Shiikh Maxamed C/laahi Xusen (deeqow
Shiikh Daahir Macalim Akhii
Axemd Shiikh Da.ud Sh Mux’ud (wili)
Maxamed Sh Cumar Sh Mux’ud (waraabow)
Macalin Muqtaar Sh Xasan Macalin (macalinka)
Macalin Axamed Mux.ud Xaji Xasan ( macalin laa)
C/raxmaan sh Abukar Sh Mux’ud (Tubo )
Aweys Axmed Xaaji Muxyidiin (Shiikha )
Xuseen Xaaji C/raxmaan (kaloore)

http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_K_Afr%20(1).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_K_Afr%20(2).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_K_Afr%20(3).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_K_Afr%20(4).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_K_Afr%20(5).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_K_Afr%20(6).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_K_Afr%20(7).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_K_Afr%20(8).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_K_Afr%20(9).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_K_Afr%20(10).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_K_Afr%20(11).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_K_Afr%20(13).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_K_Afr%20(12).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_K_Afr%20(13).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_K_Afr%20(14).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_K_Afr%20(15).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_K_Afr%20(16).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_K_Afr%20(17).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_K_Afr%20(18).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_K_Afr%20(19).JPG

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip