Siyarada Sh; Aweys Sh: Muxyidiin Sh: Aweys Dheere

0
Tuesday January 22, 2013 - 23:27:08 in Siyaaro by Xarunta Dhexe
  • Visits: 4530
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyarada Sh; Aweys Sh: Muxyidiin Sh: Aweys Dheere

    Daawo Sawirada Siyaarada Sheekh Aweys Sheekh Muxyidiin Sheekh Dheere oo lagu qabtay Xarunta Sheekha ee Degmada Xamar Jajab ee Magaalada Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo Sawirada Siyaarada Sheekh Aweys Sheekh Muxyidiin Sheekh Dheere oo lagu qabtay Xarunta Sheekha ee Degmada Xamar Jajab ee Magaalada Muqdisho Dhamaan Culuma'udiinka Ahlusunah Wajjamaac oo ee horkacayaan Mudarasiinta iyo Mucalimiinta dugsiga Qur'aanada ayaa waxey sweyn usoo camireen qur'aan aqriska siyaarada Sheekh Aweys Sheekh Muxyidiin Sheekh Aweys .

Gabagabadi Siyaarada ayaa waxa dhamaan xilqooyinka dikriga ka duceeyay qudubka dariiqada Qaadiriya Sheekh Axmed Sheekh Aweys Sheekh Muxyidiin Sheekh Awey Dheere.

Halkaan Hoose kadaawo dhamaan Sawirada Siyaarada


















Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip