Dhalashada Nabiga (CSW) Muqdisho

0
Friday January 25, 2013 - 00:29:45 in Siyaaro by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2085
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhalashada Nabiga (CSW) Muqdisho

    Munaasabad si heersare ah ee usoo agaasimeen Culuma'udiinka Ahlusunah Waljamaac gaar ahaan Jameecada Reer Sheekh Cabdiraxman Ow Cumar laguna weyneenayo dhalashada Rasuulkeena Maxamed (CSW) oo sanada walba bishaan oo kale lagu xuso daafaha caal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Munaasabad si heersare ah ee usoo agaasimeen Culuma'udiinka Ahlusunah Waljamaac gaar ahaan Jameecada Reer Sheekh Cabdiraxman Ow Cumar laguna weyneenayo dhalashada Rasuulkeena Maxamed (CSW) oo sanada walba bishaan oo kale lagu xuso daafaha caalamka ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho ee caasimada wadanka Soomaaliya. Munaasabadaani oo ay kasoo qeybgaleen Culuma’udiinka Ahlusunah Waljamac iyo qeybaha kala gedisan ee bulshada ayaa kadhacday Mowlaca Sheekh Cumar Sheekh Muxumed Sheekh Cabdi Ow Cumar.

Dabaal dega Xuska Dhalashada Nabigeeni Muxamad (NNKH) oo siyaabo kala duwan loogu kala xusay dhamaan masjidyada, Iskuulada iyo xaafadaha magaalada Muqdisho ayaa qormadeena waxa ku qaada dhigi doonaa munaasabada ka dhacday mowlaca Sheekh Cumar sheikh Maxamed.

Dhamaan Culuma’udiinki kasoo qeybgalay munaasabadaani aya waxey si aad ah ugu dheeraadeen ka sheekeenta siirada nabi Maxamed (CSW) iyo muhiimada ee uleedahay umada Muslimka in la weyneeyo maalintaan oo kale oo ah maalin astaan u ah jaceylka Suubanaheeni Maxamed (CSW).

Culuma’udiinki meesha kahadashay ayaa waxa kamid ahaa

1. Sheekh Axmed Sheekh Aweys
2. Sheekh Maxamud Hilowle
3. Sheekh Da’ud Sheekh Maxamed
4. Sheekh Ismacil Cali Cumar
5. Sheekh Muuse Maxamed Rooble
6. Sheekh Cabdulaahi Fiidow

Wana gaba gabadii dadki kasoo qeybgalay munaasabadaani uduceeyay qudubka dariiqada Qaadiriya Asayid Sheekh Axmed Sheekh Aweys Sheekh Muxyidiin Sheekh Aweys Dheere.



Xafiiska Shabakada Warsheekh Ee Muqdisho
E-mail: warsheekh10@hotmail.com
Muqdisho Soomaaliya



Halkaan Hoose kadaawo dhamaan sawirada


http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Qatinka%20Mowliidka%20Muqdisho%20(1).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Qatinka%20Mowliidka%20Muqdisho%20(37).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Qatinka%20Mowliidka%20Muqdisho%20(2).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Qatinka%20Mowliidka%20Muqdisho%20(3).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Qatinka%20Mowliidka%20Muqdisho%20(4).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Qatinka%20Mowliidka%20Muqdisho%20(5).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Qatinka%20Mowliidka%20Muqdisho%20(6).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Qatinka%20Mowliidka%20Muqdisho%20(7).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Qatinka%20Mowliidka%20Muqdisho%20(8).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Qatinka%20Mowliidka%20Muqdisho%20(9).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Qatinka%20Mowliidka%20Muqdisho%20(10).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Qatinka%20Mowliidka%20Muqdisho%20(11).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Qatinka%20Mowliidka%20Muqdisho%20(12).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Qatinka%20Mowliidka%20Muqdisho%20(13).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Qatinka%20Mowliidka%20Muqdisho%20(14).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Qatinka%20Mowliidka%20Muqdisho%20(15).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Qatinka%20Mowliidka%20Muqdisho%20(16).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Qatinka%20Mowliidka%20Muqdisho%20(17).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Qatinka%20Mowliidka%20Muqdisho%20(18).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Qatinka%20Mowliidka%20Muqdisho%20(19).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Qatinka%20Mowliidka%20Muqdisho%20(20).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Qatinka%20Mowliidka%20Muqdisho%20(21).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Qatinka%20Mowliidka%20Muqdisho%20(22).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Qatinka%20Mowliidka%20Muqdisho%20(23).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Qatinka%20Mowliidka%20Muqdisho%20(24).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Qatinka%20Mowliidka%20Muqdisho%20(25).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Qatinka%20Mowliidka%20Muqdisho%20(26).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Qatinka%20Mowliidka%20Muqdisho%20(27).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Qatinka%20Mowliidka%20Muqdisho%20(28).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Qatinka%20Mowliidka%20Muqdisho%20(29).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Qatinka%20Mowliidka%20Muqdisho%20(30).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Qatinka%20Mowliidka%20Muqdisho%20(31).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Qatinka%20Mowliidka%20Muqdisho%20(32).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Qatinka%20Mowliidka%20Muqdisho%20(33).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Qatinka%20Mowliidka%20Muqdisho%20(34).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Qatinka%20Mowliidka%20Muqdisho%20(35).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Qatinka%20Mowliidka%20Muqdisho%20(36).JPG


Dhamaad

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip