Magaalada Stockholm oo lagu dhigay Dhalashada Nabiga (NNKH)

0
Monday February 04, 2013 - 09:21:07 in Siyaaro by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2966
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Magaalada Stockholm oo lagu dhigay Dhalashada Nabiga (NNKH)

    Waxaa Lagu Qabtay Magaalada Stockholm ee wadanka -Sweden Munaasabad lagu weyneynayey dhalashada Nabigeena(NNK).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Lagu Qabtay Magaalada Stockholm ee wadanka -Sweden Munaasabad lagu weyneynayey dhalashada Nabigeena(NNK).
Munaasabadaan qiimaha badan oo lagu xusay dhalashada Nabi Maxamed (NNHK) ayaa xalay oo taariikhdu ku beegnayd 02.02.2013. lagu qabtay Hoolka shirarka Tensta Träff oo kuyaala Xaafada tensta.
Munaasabadaan oo ay soo abaabuleen Culumaa’udiinka Ahlusunna waljamaaca ee ku nool magaalada Stockholm ayaa waxaa ka mid ahaa culimadii ka soo qaybgashay.

Sh M’diin Xassan AyaanleSh M’diin M’ed Jiin-gaab Stockholm Sweden
Sh Abdullaahi Salaad Warsame Gothenburg Sweden
Sh M’diin M’uud Xirsi Köping Sweden
Sh Saalix Sayid Stockholm Sweden
Sh Daahir Almasri Stockholm Sweden
Sh Xassan Sh Cumar helising Filand
Macalim M’uud Sh Xassan Orebro Sweden
Sh Deeq M’uud Xaaji Cusmaan Stockholm.

Muxaadaraadka ay soo jeedinaayaan culimadu ayaa Waxaa bar-bar socday Maddaa’ix iyo Qasiiddooyin Nabi amaan ah.

Waxaa Gaba-gabadi Munaasabadda loogu duceeyay dhammaan Muslimiinta Guud ahaan , Gaar ahaana intii kasoo qaybgashay iyo kuwii dhigay Gogosha Rag iyo Dumar, Dhallinyaro iyo Waayeel.
Xafaldda oo ahayd mid ay ka muuqatay bilic ayaa waxaa ay ku soo gabagaboowday nuur iyo nafaxaad.

waxaa soo diyaariyey sunnaweb.com
Xafiiska Stockholm Sweden
E-amil: sunnaweb@hotmail.com





















































Wixii talo iyo tusaale ah ku soo dir
sunnaweb@hotmail.com
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip