Magalada Muqdisho oo si cajiib ah logu qatimay Mowliidka (Sawiro)

0
Monday February 11, 2013 - 01:43:07 in Siyaaro by Xarunta Dhexe
  • Visits: 3590
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Magalada Muqdisho oo si cajiib ah logu qatimay Mowliidka (Sawiro)

    Iyadoo Gabo gabo ee mareyso Bisha Barakeysan ee Mowliid oo ah bishi uu dhashay Nabigeeni Maxamed Naxariis iyo Nabadgalyo korkiisa alaah Yeele. Ayaa waxa sii soconayo munaasabadaha lagu weyneenayo bisha barakeysan ee Mowliid.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iyadoo Gabo gabo ee mareyso Bisha Barakeysan ee Mowliid oo ah bishi uu dhashay Nabigeeni Maxamed Naxariis iyo Nabadgalyo korkiisa alaah Yeele. Ayaa waxa sii soconayo munaasabadaha lagu weyneenayo bisha barakeysan ee Mowliid.
Magaalada Muqdisho gaar ahaan Masjidka oo kuyaalo degmada Kaaraan ayaa waxa kadhacday munaasabad balaaran oo lagu xusayay Bisha Mowliid oo ah Bisha uu dhashay nabigeeni Maxamed Naxariis iyo Nabadgalyo korkiisa ha ahaatee, taasi oo ee kaqeybgaleen Culuma’udiin, Mucalimiin, Odoyaal, iyo qeybaha kale bulshada.

Dhamaan Culuma’udiinki iyo Masha’iqdi kasoo qeybgashay xuska ayaa sheegay iney tahay in la weyneeyo dhalashada Xuska nabigeeni Maxamed Naxariis iyo Nabadgalyo korkiisa Allaah yeele .

“Marka Ijtimaaca leesu imaanayo iyo xafladaha sidaan oo kale loo qabanayo, Faraxu marna shaqsi aa loo farxaa marna Caam sidaan oo kale aa loo muujiyaa hadaa kaligaa tahayna daa’iman Nabiga waa raxmad Daa’ima, oo magaciisa hadii lasheego aad is badaleeso marka magaciisa la sheego ee kugu soo dhaceyso saligiisa iyo maxabadiisa waa farax daa’iiman oo markasta iyo meel kastaba lagaaga rabo”, ayuu yiri Sheekh Muuse Maxamed Rooble.

“Hadii la yiraahdo Raxmada , majirto qof ka raxmad badan Rasuulkeeni Maxamed (CSW), hadii layiraahdo xaga saqanimada , hadii la yiraahdo xaga qaab wanaaga lagula dhaqmo dadka , dabeecad walba in nabigeena looga daydo ilaahey aa nafaray”, ayuu yiri Sheekh Da’ud Sheekh Maxamed Sheekh C/raxman .

Dhanka kale waxa wacdiyada culimada soo jeedinayay dhaxtaal u ahaa qasaa’id aad umacaan badnaa oo uu aqrinayay Macalin Cabdiraxman Maxamud Cabdi Wehliye oo kamid daakiriinta waa weyn ee culuma’udiinka Ahlusunah Waljamaac.

Gunti iyo gunaanadki Xaflada ayaa waxa soo xiray Imaamka Masjidka Sheekh Ismaciil Cali Cumar oo faah faahin ka bixiyay munaasabada maanta tan isagoona tilmaamay in xafladaani gunaanad u aheed xuski Bishaan oo dhan sida xiriirka ah uga socday masjidka isagoona dhamaan inti kasoo qeybgashay xuskaani uga mahad celiyay eebana uga baryay in dhamaantoodba ajir iyo xasanaad kasiiyo.

Xafiiska Shabakada Warsheekh.
E-mail: warsheekh10@hotmail.com
Muqdisho Somaliya




http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowliid_Qatin_Muq%20(1).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowliid_Qatin_Muq%20(2).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowliid_Qatin_Muq%20(3).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowliid_Qatin_Muq%20(4).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowliid_Qatin_Muq%20(5).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowliid_Qatin_Muq%20(6).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowliid_Qatin_Muq%20(7).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowliid_Qatin_Muq%20(8).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowliid_Qatin_Muq%20(9).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowliid_Qatin_Muq%20(10).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowliid_Qatin_Muq%20(11).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowliid_Qatin_Muq%20(12).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowliid_Qatin_Muq%20(13).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowliid_Qatin_Muq%20(14).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowliid_Qatin_Muq%20(15).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowliid_Qatin_Muq%20(16).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowliid_Qatin_Muq%20(17).JPGhttp://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowliid_Qatin_Muq%20(18).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowliid_Qatin_Muq%20(19).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowliid_Qatin_Muq%20(20).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowliid_Qatin_Muq%20(21).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowliid_Qatin_Muq%20(22).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowliid_Qatin_Muq%20(22).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowliid_Qatin_Muq%20(23).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowliid_Qatin_Muq%20(24).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowliid_Qatin_Muq%20(25).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowliid_Qatin_Muq%20(26).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowliid_Qatin_Muq%20(27).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowliid_Qatin_Muq%20(28).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowliid_Qatin_Muq%20(29).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowliid_Qatin_Muq%20(30).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowliid_Qatin_Muq%20(31).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowliid_Qatin_Muq%20(32).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowliid_Qatin_Muq%20(33).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowliid_Qatin_Muq%20(34).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowliid_Qatin_Muq%20(35).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowliid_Qatin_Muq%20(36).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowliid_Qatin_Muq%20(37).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowliid_Qatin_Muq%20(38).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowliid_Qatin_Muq%20(39).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowliid_Qatin_Muq%20(40).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowliid_Qatin_Muq%20(41).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowliid_Qatin_Muq%20(42).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowliid_Qatin_Muq%20(43).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowliid_Qatin_Muq%20(44).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowliid_Qatin_Muq%20(45).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowliid_Qatin_Muq%20(46).JPG

Dhamaad

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip