sida ay qortay wakaalada wararka u faafisa dowlada turkiga ee anadoliyaan ayaa ku warantay in taliyaha ciidamada xooga dalka Somalia janaraal cabduqaadir shekh Cali diini uu ka badbaaday isku day Dil oo lagu doonayey in lagu qaarijiyo kadib markii lala bartilmaamaysaday qarax ka dhacay magalada baydhawa ee xarunta gobolka bay ee konfurta Somaliya.
Wakalada oo warkaani daabacday ayaa cadeesay in qaraxa markuu dhacay kadib halkasi ay soo gaaren ciidamo Ethiopian ah iyo sidoo kale kuwa kale oo Somalia ah kuwaasi oo isku hareereyay goobta uu qaraxa ka dhacay ee magalada baydhaba.
Wakalada ma aysan cadeyn inta uu l egyahay qasaraha ka dhashay qaraxasi.
Sarkaal xukuumada Somalia ka tirsan oo wakalada la hadlay ayaa shegay in qaraxa uu dhaliyay in ay ku dhawacmaan tiro askarta Somalia iyo kuwa Ethiopia ee kusugan magalada baydhawa kuwaasi oo la socda taliyaha ciidamada xoga dalka Somaliya janaraal cabdu qadir siikh Cali diini.
Ma jiro wax war ah oo ka madxbanan warka ay dabacday wakalada anadooliyaan ee wdanka turkiga laga leeyahay ee kasoo baxay xukuumada Somaliya.
Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka Oo ka badbaaday isku day dil ah
sida ay qortay wakaalada wararka u faafisa dowlada turkiga ee anadoliyaan ayaa ku warantay in taliyaha ciidamada xooga dalka Somalia janaraal cabduqaadir shekh Cali diini uu ka badbaaday isku day Dil oo lagu doonayey in lagu qaarijiyo kadib markii l