
0
Isaga oo u waramayay shabakada Sky Sports qeybteeda talyaaniga ayaa yiri ” in aan soo hoyiyo horyaalkaan markii sedexaad xageyga wax iga hor taagan ma laha , waxaa imaaneysa maalin aan guushaas keenayo maxaa yeelay waxaan haystaa sanado badan oo aan tababare ku sii ahaanayo”.
” Waan aamisanahay in Real guulo ka soo hoyinayaan horyaalkaan, waana sii wadayaa la shaqeynta Real Madrid ” ayuu ku koobay hadalkiisa macalin Jose Mourinho.
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 392139
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 84073
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67920
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55464
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 53974
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50332
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44228
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43585
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38598
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 38162
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1658
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 2192
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 1995
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1769
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1821
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1745
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1807
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 2251
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 2200
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 1930
Jose Mourinho : Wax Iga Hor Taagan Malaha In Markii Sedexaad Qaado Champion-ka
(Laacib.net)Tababaraha Real Madrid Jose Mourinho ayaa ka dib bar bar dhicii xalay sheegay in riyadiisa mustaqbalka ay tahay in markii sedexaad uu ku guuleysto horyaalka Champion-ka sida uu horay ula soo qaaday kooxaha FC Porto iyo Intar Milan .