Tahniyad Dhalasho: Wariye C/qaadir Axad Dhaqane iyo Shamso Xuseen Ducaale oo wiil ugu dhashay Magaalada Cape Town ee dalka K/Africa
• Gudoomiye Maxamed Muuse Nuur
• C/nasir Axmed Bashiir (saxansoxo)
• Cusmaan Xasan Cali (fantastic)
• Zakariye Xaaji Xasan (Zaki)
• Maxamed nuur Warsame (keyfane)
• C/Karin mursal Faarax (Brother)
• C/qaadir Maxamed Cali (baakaay)
• Maxamed Nuur Geedi (Diide)
• C/laahi Xaaji Maxamed (Xuduu)
• Faarax Daahir Celmi(jalaqsane)
• Cali Gacal Xasan (Macalinka)
• Naciimo Maxamed Cali (Qalanjo)
• Hanni Maxamed jigre (geenyo)
• Aweys Xasan Afrax (abwaanka )
• Mudane Cabdi raxmaan (Raabi)
• C/raxmaan Maxamed Nuur (Jilay)
• Gacal Ayman Gacal (ayman cade)
• Mudane Maxamed Ismaaciil(Mas,uul)
• Saciid Cabdule Xerow(xerow)
• Ismaaciil Turki (Turki Cade)
• Maxamed Xaaji (Xaaji Tahriib)
• Wariye Cumar Dheere
Dhamaan Ururka Saxafiyiinta Soomaliyeed ee K/Africa SOJASA waxay tahniyad kal iyo laab ah u dirayaan Saaxiibkood Wariye C/qaadir Axad iyo Shamso Xuseen Ducaale oo wiil ugu dhashay macalaada Cape Town Waxaana loo bixiyay Maxamed Deeq C/qaadir Axad waxayna leeyihiin soo bar baar, noqo kii anfaca Dalkiisa,Diintiisa,iyo waalidiintaasaba
Aamiin Aamiin Aamiin