Daawo Sawirada Siyaarada Sheekh Xasan Yusuf ee Wadanka Kenya

0
Wednesday March 27, 2013 - 01:37:04 in Siyaaro by Xarunta Dhexe
  • Visits: 5498
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirada Siyaarada Sheekh Xasan Yusuf ee Wadanka Kenya

    Magaalada Makiin ee Wadanka Kenya ayaa waxa lagu soo qatimay Siyaarada Caalimki weynaa ee islaamka gaar ahaan Soomaaliya Fadiilatu Sheekh Xasan Yuusuf.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Makiin ee Wadanka Kenya ayaa waxa lagu soo qatimay Siyaarada Caalimki weynaa ee islaamka gaar ahaan Soomaaliya Fadiilatu Sheekh Xasan Yuusuf.
Siyaarada Sheekha oo sanad walba xiligaan oo kale laga xuso daafaha Caalamka ayaa xuska sanadakaani oo si weyn loo soo abaabulay lagu qabtay Xarunta Saaxibu Wilaayaha reer Sheekh Xasan Yuusuf ee magaalada Makiin ee wadanka Kenya .

Guud ahaan Jameecooyinka Culuma'udiinka Ahlusunah Waljamaac ee Daruuqu Suufiyah ayaa siweyn usoo camiray Siyaarada Sheekh Xasan Yuusuf iyagoo isaga kala yimid guud ahaan gobolada uu ka kooban yahay dalkan Kenya.

Qur'aan Aqris ka kooban Qadmooyinka iyo Subacyo, Salaawaat aad umacaan badan iyo Qasaa'idyo kale oo dhamaan lagu weyneenayo Sheekha iyo Masha'iqdiisa iyadoo ugu danbeentina sida Daruuqu Suufiyah lagu yaqaano la oogay xilqooyin Dikri ah oo si weyn usoo camireen talaamiida iyo masha'iqda kunool dalka Kenya gaar ahaan reer Mombasa.

Sheekh Wili Sheekh Maxamed Xasan (Naa'ibul Caamka Dariiqada Qaadiriya ) oo kamid ahaa culimadi kasoo qeybgashay siyaarada ayaa muxaadaro qiimo baan oo halkaa ugu soo jeediyay dadki kasoo qeybgalay siyaarada ayuu si aad ah ugu nuux nuuxsaday qiimaha ee leedahay maalmaha nuucaan oo kale oo leesugu imaanayo sida loo weyneen lahaa mid kamid ah culimadi usoo halgantay diinta islaamka ee usababka noqotay in umadaan ee noqdaan kuwa Muslim ah Boqolkiiba Boqol.

Sidoo kale culimo dhowr ah oo siweyn looga yaqaano dalkani Kenya ayaa kahadashay madasha xuska Sheekh Xasan Yuusuf iyagoo gaba gabadiina umada Mulismiinta guud ahaan gaar ahaan dadka Soomaaliyeed Alle uga baryeen inuu siiyo Nabad iyo Cadaalad isla markaana qabsadaan xariga Eebe,

Gabagabadii Siyaarada ayaa waxa dadki kasoo qeybgalay siyaarada uduceeyay Saaxibul walaayaha reer Sheekh Xasan Yuusuf , Asayid Sheekh Cabdaladiif Sheekh Xasan Yuusuf oo mahad celin kadib duco ruxday qalbiyadi dadki kasoo qeybgalay xuska Sheekh Xasan Yuusuf ugu duceeyay in ajir iyo xasanaad eebe kasiiyo kasoo qeybgalka siyaarada Sheekhooda Sheekh Xasan Yuusuf.

Magacyada Qaar kamid ah Culimadi kasoo qeybgashay Siyaarada



Sheekh Weli Sheekh Maxamed Xasan (Naa'ibul Caamka)
Sheekh Ismaaciil Sheekh Cisman Sh: Sheegow Sh: Aweys
Sheekh c/raxmaan Sh.Maxed Diirshe
Sheekh C/nuur Sh.C/laahi
Sheekh Maxamuud Nuurulaah
Sheekh .Cusmaan Sheekh Muxamed Sh.Cabdiraxman ow Cumar
Sheekh C/rixiin Sh.Xasan Qoryeelay
Sheekh C/fitaax Sh.Maxamed Gerwayna
Sheekh C/laahi Minhaaj
Shariif Axmed Wataama

Jawiga Siyaarada ayaa kusoo gaba gaboobay sidi loogu tala galay.

W/D: Xafiiska Shabakada Warsheekh ee Nairobi
E-Mail: warsheekh10@hotmail.com
Mobile: 0722635661
Nairobi Kenya

Halkaan Hoose kadaawo dhamaan Sawirada

http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Makiino%20(18).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Makiino%20(19).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Makiino%20(20).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Makiino%20(30).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Makiino%20(31).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Makiino%20(4).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Makiino%20(5).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Makiino%20(6).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Makiino%20(9).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Makiino%20(10).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Makiino%20(11).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Makiino%20(12).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Makiino%20(13).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Makiino%20(1).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Makiino%20(2).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Makiino%20(3).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Makiino%20(8).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Makiino%20(14).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Makiino%20(15).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Makiino%20(16).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Makiino%20(22).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Makiino%20(24).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Makiino%20(25).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Makiino%20(26).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Makiino%20(27).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Makiino%20(28).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Makiino%20(29).JPG

http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Makiino%20(32).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Makiino%20(33).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Makiino%20(34).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Makiino%20(35).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Makiino%20(36).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Makiino%20(37).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Makiino%20(38).JPGhttp://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Makiino%20(40).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Makiino%20(41).JPGhttp://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Makiino%20(7).JPG

Dhamaad


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip