Waxa qeylo dhaan xoogan durba kasoo yeertay qaar kamid ah siyaasyiinta ugu caansan maamulka Khaatumo State iyadoo sheegya in ayaan daro tahay in xiligaani dowladi dhexe ee Soomaaliya heshiis lagasho maamul ee kusheegeen siyaasyiintaani iney yihiin hal beel. Prof: Cali Qaliif Galeyr oo si kulul uga hadlay arntaani ayaa xusay in
gooni isu taaga Somaliland cidi hortaagneed 22-sano iney aheed Reer
Khaatumo oo iyaga ka dhiidhiyay in Soomaali lakala goo gooyo .
Halkaan Riix oo Daawo Fidiyow “Muqdisho
iyo Garowe midna muusan jooji Karin damaca reer Hargeysa laakin ilaah
mahadii anaga ayeey aheed cida sida rasmiga ah ujoojisay gooni isu
taiga beenta ahaa”.
Inkastoo dhinacyo badan laga soo dhaweeyay
heshiiska Ankara ayaa hadana dadka kasoo jeeda gobolada Sool, Sanaag iyo
Cayn ee muujinayan in beel kamid ah beelaha Soomaaliyeed loo ogolaado
in la siiyo deeqaha caalamka ugu tala galay gobolada Waqooyi.
Hadal
heenta ugu badan saaay dadka reer waqooyiga isla dhax marayaan ayaa ah
dadka reer Sool, Sanaag iyo Cayn waxey daba ordayaan Dowlada Dhexe ee
Soomaaliya, Dowlada Dhexena waxey daba ordeesaa maamulka Hargeysa ,
Maamulka Hargeysana waxa uu daba ordayaa Reer Sool.
(Video)Prof: Galeyr & Siyasiyinta Reer khatumo o sikulul uga hadlay Shirka Ankara
Waxa qeylo dhaan xoogan durba kasoo yeertay qaar kamid ah siyaasyiinta ugu caansan maamulka Khaatumo State iyadoo sheegya in ayaan daro tahay in xiligaani dowladi dhexe ee Soomaaliya heshiis lagasho maamul ee kusheegeen siyaasyiintaani iney yihiin ha