Wasiirka arimaha Gudaha iyo amaanka qaranka Xukuumada Soomaaliya Cabdi Kariin Xuseen Guuleed Barta uu Tuwitarka ku leeyahay Ku Soo qoray Maal Mihii Dambe warar badan oo uu uga hadlayo arimaha Jahwareerka ka taagan Kismaayo ayaa waxaa uu soo dhigay Hadal sheegay in Dowladu ay amar ku siisay wafdigii ay kismayao u dirtay in ay Dib ugu soo laabtaan Magaalada muqdiosho si Dowladu ay mar kale Go.aan uga Qaadato Xaalada Jubooyinka.
wafdigii Kismaayo loo diray iney dib u soo
laabtaan,ayaan ku amarnay si dawladdu ay go'aan uga qaadato arrinta
Kismaayo. Wafdigaasi aan u diray Kismayo ayaa noo sheegaya in kooxaha
Kismaayo isku heysta ay kulan ka dalbadeen, balse howsha wafdiga maahan
arrinkaas.Waxaan amar ku siinay in ay soo laabtaan” ayuu yiri cabdi
kariin xuseen Guleed .
Wasiirka ayaa Bogiisa Tuwitarka warkaan uu
soo dhigay waxaa uu uga hadlaydowlada Kenya gacanta ay ku yeelan karto
Arimaha Kismaayo.
“Koox Jabhad qabiil ah oo hubeysan kama talin
karto aayaha bulshada Jubbooyinka, waana u sheegnay dawladda Kenya iney
faraha kala baxdo Arimahaas Dawladda Kenya waxey qeyb ka tahay dawladaha
AMISOM soo diray, wax siyaasad iyo maamulna shaqo kuma lahan”ayuu Yiri
wasiirka arimaha Gudaha.
Waxaa kale oo uu ka hadlay Cabdi kariin
Xuseen Guuleed Dowladu dadaalka ay u gashay Xal u helista Kismaayo
waxaana uu yiri Dawladdu dadaal ma reeban, laakin dad qaswadayaal ah
ayaa dhibaatada wada, tallaabo ayaana ka qaadeynaa.Axmed Madobe waxba ka
duwan shacabka reer Kismaayo haddii uusan wali aaminsaneyn fikradihii
uu ka soo laabtay.
Dowlada oo amartay in dib usoo laabtaan Wafdigi Kismaayo kusugnaa
Wasiirka arimaha Gudaha iyo amaanka qaranka Xukuumada Soomaaliya Cabdi Kariin Xuseen Guuleed Barta uu Tuwitarka ku leeyahay Ku Soo qoray Maal Mihii Dambe warar badan oo uu uga hadlayo arimaha Jahwareerka ka taagan Kismaayo ayaa waxaa uu soo dhigay Ha