Siyaaradi Macalin Da'ud iyo Masha'iq kale oo lagu dhigay Nairobi (Sawiro)
Siyaaradaan lagu xusaayey Macalin Daa'uud Macalin Nuur iyo mashaa'iqada kale ee katirsan Culamaa'udiinka Ahlusunna Waljameeca ayaa waxa ay socotay muddo saddax maalin ah iyadoo la aqrinayey qadmooyin Qur'aan aqris ah oo loo hadiye
Siyaaradaan lagu xusaayey Macalin Daa'uud Macalin Nuur iyo mashaa'iqada kale ee katirsan Culamaa'udiinka Ahlusunna Waljameeca ayaa waxa ay socotay muddo saddax maalin ah iyadoo la aqrinayey qadmooyin Qur'aan aqris ah oo loo hadiyeynayo Shiikha iyo Mashaa'ikhda kale ee ayagana Xilligaan ku beeganeyd xuskooda .
Sidoo kale waxaa halkaasi laga aqriyey Salawaatka Rasuulka CSW iyo tawasulaatka Owliyada Alle oo uu kamid yahay Macalin Daa'uud Macalin Nuur iyo madaa'ix kale oo lagu weyneynayo Shiikha.