Tahniyad Dhalasho Farxad leh: Maa'ida C/raxman Macalin Da'ud

0
Thursday July 18, 2013 - 23:28:04 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 4668
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tahniyad Dhalasho Farxad leh: Maa'ida C/raxman Macalin Da'ud

    Waxaa halkaan tahniyad dhalasho farxad leh hawada looga marinayaa Aabe C/raxmaan Macalin Daa'uud (Black) iyo Hooyo Miski Macalin Xassan Muuse oo taariikhda marki ay aheyd 10-da bisha July ee sanadkaan Gabari ugu dhalatay dalka Sweden gaar ahaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa halkaan tahniyad dhalasho farxad leh hawada looga marinayaa Aabe C/raxmaan Macalin Daa'uud (Black) iyo Hooyo Miski Macalin Xassan Muuse oo taariikhda marki ay aheyd 10-da bisha July ee sanadkaan Gabari ugu dhalatay dalka Sweden gaar ahaan Magaalada Gothernberg Gabadhaas oo loo bixiyey Maa'ido C/raxmaan Macalin Daa'uud waxaana laleeyahay Maa'ida Soo bar baar oo noqo Tii dadkeeda, Dalkeeda iyo Diinteedaba Anfacda Aaamiin Aaamiin !!!!

Waxaa tahniyada diraya dhamaan maamulka, shaqaalaha Shabakada Warsheekh iyo qaar kamid ah aqristayaasha shabakada warsheekh.

Dadka diraya Tahniyada oo kala ah:

Hooyo Madiino Xaaji Muxumud Ow Nuur
Hooyo Xaliimo Gurey
Sh Cismaan Sh Maamed
Aabe Macalin Xassan Muuse
Abti Aanis Cali Maxamuud
C/raxmaan Maxamed Cali
Sh Isxaaq Xaaji Muuse
Yuusuf Xaaji Shiikhaay
C/raxmaan Siid Maxamuud
Maxamuud Cigale
Maxamuud Sh Axmed Yare
C/raxmaan Xaaji C.llaahi
C/Caziiz Macalin Daa'uud
C/raxmaan C/llaahi Boote
Cumar Sh Axmed Yare(Dr. Caamir)
Cali Sh Axmed Yare
Aamina Sh Ibraahim
Faa'iza Maxamed Sh Axmed Yare
Aamina Sahra Maxamed Sh Axmed Yare
Caasho Maxamed Sh Axmed Yare

Iyo qaar kale oo farabadan oo aan halkaan lagu soo koobi karin waxeyna dhammaantood leeyihiin Maa'ida Soo bar baar oo noqo Tii dadkeeda, Dalkeeda iyo Diinteedaba Anfacda Aaamiin Aaamiin Aaamiin.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip