Sirta Heshiiska dhax maray Dowlada iyo Axmed Madoobe !!

0
Thursday August 29, 2013 - 12:27:37 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 1981
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sirta Heshiiska dhax maray Dowlada iyo Axmed Madoobe !!

    Todobaad yadii lasoo dhaafay waxaa is qab-qabsi aana caadi aheyn kuu kasocday shirka kasoconaye Adis Ababa ee dalka Ethiopia kaa oo lagu hishiisiinaye Dowladda iyo Maamulka Axmed Madoobe. Shalay waxaa si rasmi ah loo cadeeye in ay hishiiyeen Dowladda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Todobaad yadii lasoo dhaafay waxaa is qab-qabsi aana caadi aheyn kuu kasocday shirka kasoconaye Adis Ababa ee dalka Ethiopia kaa oo lagu hishiisiinaye Dowladda iyo Maamulka Axmed Madoobe. Shalay waxaa si rasmi ah loo cadeeye in ay hishiiyeen Dowladda iyo Maamulka Axmed Madoobe taa lagu sheegay barta Tweeter- ka ee wasiirka arimaha dibada dalka ethiopia ayadoona isla shalayto galab lasoo saaray qodobadii kasoo baxay shirka kuwaa oo ahaa qodobo aad u farabadan hasye yeeshee qodobada muranka wyn ka taagnaa ayaa waxa ay ahaa yeen leyskuna af-gartay, Maamulka waxa uu noqonayo iyo Maamulida dagada iyo Garoonka Kismaayo waxaana la isku fahmay. 1-waxaa la isku afgartay in maamulka axmed madoobe uu ahaado maamul kumeel-gaar ah oo laba sana ah loona bixiyo ( Maamul Jubba oo kumeel-gaar ah).

2- Maamulka dakadda iyo garoonka kismaayo oo ilaa 6bilood loo ogolaaday in uu maamulo Axmed Madoobe hadii ay dhamaato 6-daas biloodna dowladda lagu wareejiyo.

Hadaba qodobadaan oo ahaa kuwa la isku fahmi weysnaa mudo dheer ayaa waxa ay kusoo dhamaadeen sidan aydoo taa ay jirto ayaa hadana dadka indha indheeya siyaasada ayaa waxa ay sheegayaan in maamulkaas uusan xaq-u laheyn Axmed madoobe dowladana ayba ku qaldaneyd in ay wada hadal lagasho ayadoo dowladdu horay u sheegi jirtay in aysan aqoonsaneen Maamulka Axmed Madoobe.

Dowladda ayaa shirka qodobada kasoo baxay kadib sheegtay in ay qabaneyso shir dib u hishiisiin kaa oo loo qabanayo siyaasiyiinta Jubbooyinka iyo kuwii axmed madoobe kasoo horjeede oo ugu horreyo Barre Hiraale oo iminka ku sugay Duleedka kismaayo ayadoona lasheegay in lafilayo in uu imaado muqdisho hase ahaatee arinkaa ayaana la hubin
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip