Tacsi: Marxumad Maamo Batuulo Macalin Nuur oo ku geeriyootay Muqdisho

0
Friday September 06, 2013 - 21:43:48 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 2716
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi: Marxumad Maamo Batuulo Macalin Nuur oo ku geeriyootay Muqdisho

    Inaa Lilaahi Wa Inaa ileehi Raajicuun waxa Subaxnimadi hore ee saakay kugeeriyootay magaalada Muqdisho Allaah Unaxariistee Marxuumad Batuulo Macalin Nuur oo ku magic dheereed Eedee Macalin .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaa Lilaahi Wa Inaa ileehi Raajicuun waxa Subaxnimadi hore ee saakay kugeeriyootay magaalada Muqdisho Allaah Unaxariistee Marxuumad Batuulo Macalin Nuur oo ku magic dheereed Eedee Macalin . Alaah Unaxariiste Geerida kutimid Marxuumad Maamo Batuulo Macalin Nuur ayaa looga Tacsiyeenaa Dhamaan reer Sheekh C/raxman Sheekh Cumar gaar ahaan Reer Macalin Axmed Sheekh Cabdiraxman iyo reer Macalin Nuur Ow Maxaa Sheekh Daa’uud Cali Idiris.

Allaah Unaxariiste Aaska Marxuumada ayaa gabaldhici maanta waxa uu kadhacay degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada Dhexe

waxa Keydka Shabakada Warsheekh soo gaarayo dhambaalo Tacsi ah oo ku aadan Allaa Unaxariiste marxuumad maamo Batuulo Macalin kuwaasi oo ka kala imaanayo qeybaha kala gadisan ee Jaaliyada reer Warsheekh ee gudaha iyo Dibada .

Tacsida ugu horeeso ayaanaga soo gaartay dad uu horkacayo Suldaanka Beesha Celi Cumar Suldaan Aweys iyo qaar kamid ah jaaliyada reer Warsheekh ee Nairobi

-Suldaan Aweys Suldaan Maxamud
- Sheekh Cisman Sheekh Muxumed
- C/raxman Siid Maxamud
Maxamud Sheekh Axmed Yare
- Sheekh Isxaaq Xaaji Muuse
- Cabdicasiis Macalin Daa'uud
- Muumin Muxidiin Axmed
-- C/raxman Xaaji Cabdulaahi
- Yuusuf Shiikheey Xaaji
- C/raxman Cabdulaahi Boote
- C/raxman Maxamed Cali
- Xasan Cabdi Xaaji
- Cumar Sheekh Axmed yare
- Cabduqaadir Cabdulaahi Macalin
- Axmed Baraawe
- Muuse Xaaji Buubaal
- Cali Sheekh Axmed Yare
- C/raxman Axmed Cumar Gaab
- iyo guud ahaan Dhamaan Jaaliyada reer Warsheekh ee kunool wadanka kenya gaar ahaan magaalada Nairobi waxeyna leeyihin Eebe haku abaal mariyo Marxuum Eedee Macalin Janatu Fardowsa Alaah Ka waraabsho  ehelka iyo qaraabadi ee ka geeriyootayna samir iyo iimaan.

Inaa Lillaahi Wa Inaa Ileehi Raajicuun

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip