Maxkamadi Lasaari lahaa Messi iyo Aabihiis oo dib udhacday

0
Wednesday September 11, 2013 - 09:18:16 in Sports by Web Admin
  • Visits: 2478
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamadi Lasaari lahaa Messi iyo Aabihiis oo dib udhacday

    Maxkamad lagu waday in lasoo taago xiga aduunak ee Messi iyo Aabihiis Jorge ayaa dib udhac kuyimid kadib marki lagu soo eedeeyay is daba marin canshuuro lagu lahaa taasi oo ee sameeyeen inta udhaxeesay sanadihi 2006 ilaa 2009.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamad lagu waday in lasoo taago xiga aduunak ee Messi iyo Aabihiis Jorge ayaa dib udhac kuyimid kadib marki lagu soo eedeeyay is daba marin canshuuro lagu lahaa taasi oo ee sameeyeen inta udhaxeesay sanadihi 2006 ilaa 2009. Maxkamada oo ee ku mari rabeen isla magaalada Barcelona ayaa dib loo dhigay ilaa 27-ka bishaan iyadoo saxaafada caalamkana arinkaan aad uhadal hayaan .


Maxkamad lagu waday in lasoo taago xiga aduunak ee Messi iyo Aabihiis Jorge ayaa dib udhac kuyimid kadib marki lagu soo eedeeyay is daba marin canshuuro lagu lahaa taasi oo ee sameeyeen inta udhaxeesay sanadihi 2006 ilaa 2009.Abuukaataha qoyska Messi ayaa ku dooaya in wax kajirin dacwada dul saran xidiga iyo aabihiis hasa yeeshe waxa uu dib udhiga maxkamada ku macneeyay in xiliga maxkamad auusan laacibka imaan Karin balama kalana leeyahay .

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip