Reer Jig Jiga oo Qadro Daahir hees uga oysiiyay (Video)

0
Thursday September 12, 2013 - 22:11:49 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 4602
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Reer Jig Jiga oo Qadro Daahir hees uga oysiiyay (Video)

    Fannaanada Soomaaliyeed ee caanka ah kana tirsaneyd Hoboladii Qaranka Waaberi Khadra Dahir Cige oo bartamihii bishii Agoosto si diiran loogu soo dhoweeyay xarunta Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ee Jigjiga, iyadoo munaasabad lagu soo dhoweynayay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fannaanada Soomaaliyeed ee caanka ah kana tirsaneyd Hoboladii Qaranka Waaberi Khadra Dahir Cige oo bartamihii bishii Agoosto si diiran loogu soo dhoweeyay xarunta Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ee Jigjiga, iyadoo munaasabad lagu soo dhoweynayay fannaanada ay ka dhacday halkaasi ay ka ilmeysay. Khadra Dahir ayaa loo qaaday Dhaanto aad u macaan, taasoo keentay iney ceshan weydo ilmo kasoo qubtay indhaheeda, waxaana heestaani dhaantada ah ay aad ugu raaxeysatay fannaanada.

Hoboladii ka yimid Hargeysa iyo Barbara, helidaa warkooda hamuun baan u qabay, isma huri karnoo hilbo wada dhashaa nahay iyo erayo kaloo macaan ayaa heesta ku jirta, taasoo dareen ku gelinesa.





Source: Panorama
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip