Ferguson Oo Talo Muhiim ah Siiyay Macalinka Cusub Ee Man United David Moyes Maxay Tahay Talada ?

0
Saturday September 14, 2013 - 00:30:59 in Sports by Web Admin
  • Visits: 2087
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ferguson Oo Talo Muhiim ah Siiyay Macalinka Cusub Ee Man United David Moyes Maxay Tahay Talada ?

    Tababarihii hore ee kooxda Manchester United Sir Alex Ferguson ayaa kula taliyay hogaamiyaha cusub ee Man United David Moyes in uu xooga saaro dhalin yarada kooxda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tababarihii hore ee kooxda Manchester United Sir Alex Ferguson ayaa kula taliyay hogaamiyaha cusub ee Man United David Moyes in uu xooga saaro dhalin yarada kooxda. Sir Alex oo Harvard Business Review lagu weydinayay su,aalo la xiriira sirta ka dambeysa guushiisa ayaa sheegay in markii uu uyimid United uu xooga saaraya dhalin yarada kooxda ayna ugu dambeyn fure unoqdeen guulihisii .

"Markii aan tagay Man United hal ciyaariyahan oo kaliya ayaa ka yaraa 24 sano markii aad eegto kooxda koowaad .

"Waxaan go,aansaday in aan xooga saaro dhalinyarada kooxda, shan sano kadib waxaan helay dhalin yaro tayo badan oo aduunka caan ka noqday .

"Moyes hada waa iga fursad fiican yahay ,wuxuu heystaa dhalin yaro badan oo ubaahan in lagu dadaalo ,waa in uu ka faa’iideystaa uuna fursad fiican siiyaa.

"Caadiyan waa adag tahay in aan durba ku guuleysato shaqo laakiin hadii uu ahmiyad siiyo dhalin yarada dhowr sano kadib wuu gaari doonka yoolkiisa

Laacib.so
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip