Maanta oo ah maalinimo Khamiis ah kuna beegan 12-Bisha Dulxaj/Arafo ee Taariikhda Hijriyada Dhinaca Miilaadigane Ay ku beegneed 17/10/2013 ayaa waxa si rasmi ah magaalada Muqdisho laga bilaabay Xuska Caarifiintii weynaa ee kusharafoobay fidinta diinta islaamka Sh C/raxmaan Sh Cumar (Sh Cabdi Celi) iyo Sh Muxumud Sh C/raxmaan oo aalaaba xilligaan oo kale laga xuso daafaha caalamka gaar ahaan Soomaaliya . Furitaanka Siyaarada ayaa waxaa lagu Furay Qadmooyin Qur’aan ah oo 114-ta ah, Salawaatka Rasuulka CSW iyo Qasaa’idka Mashaa’ikhda
Qur’aan aqriska, Salaawatka iyo Qasaa’idka Mashaa’ikhda kadib ayaa waxaa halkaasi loogu duceeyo in Mashaa’ikhda Ilaahey darajadooda kor usii qaado kana raali noqdo, iyadoo dhanka kale halkaasi loogu duceeyey Culamaa’uudinka iyo jameecaadki kasoo qeygalay furitaanka Siyaarada
Furitaanka Siyaarada ayaa waxaa kasoo qeyb galay Culamaa’udiin farabadan.
Furitanaka Siyaarada ayaa waxa uu ka dhacay Hoyga Xarunta u aheed Shiikheena Sheekh maxamed Sheekh C/raxman Ow Cumar ee magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmada Kaaraan
Fiiro Gaar Ah, Hadii aad Mobile Kadaawaneyso Sawirada
Riix Halkaan
Halkaan Hoose kadaawo Sawiro Hordhac ah nagana filo Sawiradaan oo
dhameestiran
Insha’alaah
Siyaradka Sh: C/raxman Sh: Cumar & Sh: Max'ed Sh: C/raxman oo si rasmi ah Muqdisho looga bilaabay (Sawiro)
Maanta oo ah maalinimo Khamiis ah kuna beegan 12-Bisha Dulxaj/Arafo ee Taariikhda Hijriyada Dhinaca Miilaadigane Ay ku beegneed 17/10/2013 ayaa waxa si rasmi ah magaalada Muqdisho laga bilaabay Xuska Caarifiintii weynaa ee kusharafoobay fidinta diint