Qur'aan Aqriska Siyaaraadka Masha'iqda oo maalinti 3.aad (Sawiro)

0
Saturday October 19, 2013 - 21:30:16 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 2925
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Qur'aan Aqriska Siyaaraadka Masha'iqda oo maalinti 3.aad (Sawiro)

    Waxa Maalinti sadexaad Gashay Qur'aan Aqriska SIyaaraadka Masha'iqda Caarifiinta ah Sheekh C/raxman Sheekh Cumar iyo Sheekh Maxamed Sheekh Cabdiraxman

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa Maalinti sadexaad Gashay Qur'aan Aqriska SIyaaraadka Masha'iqda Caarifiinta ah Sheekh C/raxman Sheekh Cumar iyo Sheekh Maxamed Sheekh Cabdiraxman Siyaaraadka Masha'iqda oo sanad waliba xiligaan oo kale laga xuso daafaha Caalamka ayaa waxey maanta u aheed maalinti sadexaad ee Qur'aan Aqriska Siyaaradka iyadoo sidoo kale culimadi kasoo qeygashay Siyaarada ee aqrinayeen Salawaad iyo  Qasaa'idyo lagu weyneenayo Masha'iqda.

Hadaba halkaan hoose kadaawo qeybo kale oo Sawiradi Maanta ah iyadoo aan idin soo gudbin doono qormada tan xigta Sawiro kale

Fiiro Gaar Ah, Hadii aad Mobile Kadaawaneyso Sawirada
                          Riix Halkaan

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip