Rabshado kadhashay Wiil Caseeya oo Muqdisho lagu dilay

0
Sunday November 10, 2013 - 16:29:36 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1087
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Rabshado kadhashay Wiil Caseeya oo Muqdisho lagu dilay

    Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya wiil kamid ahaa kuwa kabaha caseeya (kaba baashle) maanta lagu dilay isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya wiil kamid ahaa kuwa kabaha caseeya (kaba baashle) maanta lagu dilay isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho.
Askari katirsanaa ciidamada Dawlada ayaa dilka geystay waxaana qaar badan oo dhalinyaradii saaxiibka la ahaa wiilka la dilay ay banaanbax rabshad watay ka dhigeen halkaasi.

Banaanbaxa ayaa waxa kusoo baxay ciidamo katirsan Booliska iyagoo xabsiga dhigay dhalinyaradii dibadbaxa sameeyey hadana ay ku xiran yihiin Xarunta CID-da.

Source: Kulmiyenews

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip