Qatinka Siyaaraadka Masha'iqda ee Konfur Afrika (Sawiro)

0
Sunday November 17, 2013 - 13:34:32 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 2862
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qatinka Siyaaraadka Masha'iqda ee Konfur Afrika (Sawiro)

    Magaalada Capetown ee Wadanka Konfur Afrika ayaa waxa lagu soo gaba gabeeyay siyaaraadka Masha'iqda Soomaaliyeed ee Ahlusunah Waljamaac Sheekh C/raxman Sheekh Cumar iyo Sheekh maxamed Sheekh C/raxman.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Capetown ee Wadanka Konfur Afrika ayaa waxa lagu soo gaba gabeeyay siyaaraadka Masha'iqda Soomaaliyeed ee Ahlusunah Waljamaac Sheekh C/raxman Sheekh Cumar iyo Sheekh maxamed Sheekh C/raxman. Qur’aan Aqriska Siyaaraadka Masha’iqda ayaa waxa uu ka socday mowlaca reer Sheekh C/raxman Celi ee magaalada Capetown iyadoo sidweyn uga soo qeybgaleen Culuma’udiinka iyo guud ahaan Jameecooyinka Dariiqoooyinka Suufiyah ee kusugan halkaan

Sheekh Daahir Macalin Akhii oo kamid ah culuma’udiinki kasoo qeybgalay siyaaraadka Masha’iqda ayaa waxa uu halkaa kasoo jeediyay muxaadaro diini ah isagoo dhanka kalena ku nuux nuuxsaday faa’idooyinka ee leedahay siyaarooyinka owliyada Alle.

Ugu Dambeenti waxa qadka isgaarsiinta uga qeyb qaatay Siyaaraadka Masha’iqda, Sheekh Daa’uud Sheekh maxamed oo xaadiriinti Siyaarada kasoo qeybgashay iyo Qadumada uduceeyay.

Abaabulka Siyaarada Masha’iqda ayaanu ukala harin guud ahaan Jameecada reer Sheekh Cabdiraxman Ow Cumar ee wadanka Konfur Afrika gaar ahaan Ganacsade Xaaji Abuukar Suuley.

Xafiiska Shabakada warsheekh ee Capetown

Fiiro Gaar Ah, Hadii aad Mobile Kadaawaneyso Sawirada

Riix Halkaan



Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip