
Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Warsheekh waxa tahniyad Farxad leh Hawada umarinayaa
C/raxmaan Cali Sheekh (Ustaadka)
&
Shukri Max'ud Max'ed (Shukri Jeejeeste)
oo ku Aqal Galay Magaalada Muqdisho
Waxa Tahniyadaan Diraya Qaar ka mid ah Howlwadeenada Shabakada Warsheekh oo kala Jooga
1. Maxamud Sheekh Axmed yare (Warsheekh)
2. Maxamed C/llaahi (Owfuu) (Swiserland)
3. C/raxman Sheekh C/llaahi (Muqdisho)
5. Cumar C/raxman max'ud (Swiserland)
6. Aweys Siid Maxamud Sh: (Ausralia)
7. Maxamed Deeq Muuse (Deeq Darajo) (S/Africa)
Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Warsheekh waxa tahniyad Farxad leh Hawada umarinayaa
C/raxmaan Cali Sheekh (Ustaadka)
&
Shukri Max'ud Max'ed (Shukri Jeejeeste)
oo ku Aqal Galay Magaalada Muqdisho
Taariikhda Marka ay eheed 05
Fiiro Gaar ah , maamulka Shabakada Waxa uu ka cudur Daaranaa In uu Qorma Qura uusan kusoo koobi Karin Hambalyada C/raxmaan & Shukri taas oo ugu wacantahay Ehelka iyo Asxaabta oo Fara badan hadaba Cidi daneeneesa In ay Hambalyo Udiraan Arooska iyo Aroosada iyagoo Koox koox isu Aruursaday haku soo hagaajiyaan E-mailka Shabakada webmaster@warsheekh.com
Tahniyada Arooska & Aroosada, C/raxmaan Cali Sheekh (Ustaadka) & Shukri Max'ud Max'ed (Daawo-Sawiro)
Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Warsheekh waxa tahniyad Farxad leh Hawada umarinayaa C/raxmaan Cali Sheekh (Ustaadka) & Shukri Max'ud Max'ed (Shukri Jeejeeste) oo ku Aqal Galay Magaalada Muqdisho