Kulankii Darbiga Talyaaniga oo Caawa ka xiiso iyo Xamaasad Yar sidii uu ahaan jiray Sanooyinkii hore

0
Sunday December 22, 2013 - 13:22:06 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 1360
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulankii Darbiga Talyaaniga oo Caawa ka xiiso iyo Xamaasad Yar sidii uu ahaan jiray Sanooyinkii hore

    Kulan loogu Magac daray Darbiga talyaaniga Balse aan u muuqan darbigii la arki jiray Xili ciyaareedkii hore ee la dhafay aaya Caawa waxaa wada yeelan doona 2 naadi ee reer Milan Inter Milan vs Ac Milan oo saf aan looga baran uga jira Xili ciyaareedka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulan loogu Magac daray Darbiga talyaaniga Balse aan u muuqan darbigii la arki jiray Xili ciyaareedkii hore ee la dhafay aaya Caawa waxaa wada yeelan doona 2 naadi ee reer Milan Inter Milan vs Ac Milan oo saf aan looga baran uga jira Xili ciyaareedkaan Horyaalak talyaaniga 2013-2014. Dadka ku dhaqan Magaalada Milaano siw eyn uam hadal haayan Kulanka Darbiga talyaaniag Xili ciyaareedkaan waxaana taageerayaasha labada Koox ay saluugsan yihiin Hanaanka uu ugu bilowday Horyaalka Kooxaha Inter milan iyo Ac Milan oo mar ahaan jiray Kooxaha ugu tunka weyn Naadiyada talyaaniga laguna yaqiin hanashada Horyaalkaasi.

Kooxda Inter wax ay Horyaalka Talyaaniga 2013-2014 kaga jiraan Kaalinta 5 iyagoo leh 28 dhibcood 16kii ciyaarood ee ay safteen Lugta Hore ee Horyaalka talyaaniga,Halka Ac Milan oo laga yaaban yahay Xaalkeeda ay horyaalka kaga jirto Kaalinta 13 waxaana ay ururusatay 16kii ciyaarood oo ay safteen 19 Dhibcood.

Horyaalka Talyaaniga 2013-2014 waxaa hogaanka u heysa Kooxda Difaacaneysa ee Juventus oo leh 43 dhibcood 16kii ciyaarood e eay safteen waxii ka horeeyay Todobaadkana waxana booska kaalinta koowaadee hogaaminta ay dhawaan ka xoogeen Kooxda As Roma oo mudooyinkii la soo dhaafay Hogaanka Horyaalka sutida u heysay balse ay galaafteen kulamo is xigay oo barbardhac ay ka heshay.

N.B Inter milan vs Ac Milan waxaa Kulankooda darbiga talyaaniga sidii caadada aheyd uu ak qabsoomi doonaa Caawa Garoonka Sansiro Stadium ee Magaalada Milaano.

Waxaa Diyaariyay.
Axmed Maxamed cabdulle’Uurdoox’
Uurdoox2013@gmail.com
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip