MA OG TAHAY in ninkii sameeyay Qoriga caanka ah ee AK47 Mikhail Kalashnikov uu geeriyooday (VIDEO)

0
Tuesday December 24, 2013 - 00:00:00 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 1967
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MA OG TAHAY in ninkii sameeyay Qoriga caanka ah ee AK47 Mikhail Kalashnikov uu geeriyooday (VIDEO)

    MA OG TAHAY in ninkii sameeyay qoriga caanka ah ee AK47 Mikhail Kalashnikov uu maanta geeriyooday isaga oo 94 jir. Kalashnikov waxa uu ku dhashay saboolnimo sanadkii 1919, dhulka buuraleyda fog ah ee Atlai ee Ruushka, wuxuuna ka mid ahaa 17 caruur ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MA OG TAHAY in ninkii sameeyay qoriga caanka ah ee AK47 Mikhail Kalashnikov uu maanta geeriyooday isaga oo 94 jir. Kalashnikov waxa uu ku dhashay saboolnimo sanadkii 1919, dhulka buuraleyda fog ah ee Atlai ee Ruushka, wuxuuna ka mid ahaa 17 caruur ah oo qoyskiisu ka koobnaa.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip