Kooxda Xulka Qaranka ee Xeegada-Barafka Somaaliya ayaa Ciyaartoodii ugu horeysay la Cayaaray Xulka Dalka Germany

0
Monday January 27, 2014 - 19:05:39 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 1547
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Kooxda Xulka Qaranka ee Xeegada-Barafka Somaaliya ayaa Ciyaartoodii ugu horeysay la Cayaaray Xulka Dalka Germany

    Maalintii Shalay aheyd ,Dalka Ryska . Ciyaartaan oo kamid aheyd Ciyaarii Aduunka ee Xeegada-Barafka oo dhawaaan ka bilaam matay Dalka Ryska ayaa shalay waxaa foodda isku daray Xulka Qaranka Somaaliya iyo kuwa Germany

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maalintii Shalay aheyd ,Dalka Ryska . Ciyaartaan oo kamid aheyd Ciyaarii Aduunka ee Xeegada-Barafka oo dhawaaan ka bilaam matay Dalka Ryska ayaa shalay waxaa foodda isku daray Xulka Qaranka Somaaliya iyo kuwa Germany Ciyaartaan oo Siweyn loo xiseynayay ayeey Ciyartoydii Somalida soo bandhigeen Ciyaar aad u heeysareyso oo aan laga filaneyn maadama aan looga baran Somaaliya in aay ka qeyb gasho Ciyaarta loo yaqaan Bandy ama Xeegada-Barafka dhanka kala aay aheyd Ciraartii ugu horeysay oo Caalami ah oo aay Saftaan kulka Qaranka Somaaliya ee Xeegada-Barafka.

Werar iyo Werar celis kadib marka aay socotay Ciyaarta 28 daqiiqo aayaa Gool quruxbadan Misne si cajiib ah u dhaliyay Wiilka la raahdo Anwar markaa oo Ciyarii ka dhigay 1-9 . Hasa yeeshee Ciyaartii ayaa ku soo idlaatay 22-1 oo Germany aay ku awood badisay.

Maruu ka hadlayay Dareenkiisa Macalinka kooxda ayaa shegay in aay tahay wax lagu faani karo oo idi diilo weyn ah in markii ugu horeysay oo ay ka qey gasho kooxdu Ciyaar caal ah aay tahay hadane aay siwanaagsan u cayareen waliba aay gool dhashadeen asigo hadalkiisa siiwatana waxa uu yiri ” waan in niyada lagu haayo Ciyaartii naga horeysay waxaa ciyaaray Belarus iyo Norway oo aay Norweyn ku badisay 23-1 marka Somaaliya oo bilaw ah oo si wanaagsana u cayaartay waxaan dhihi karaa Guul weyn ayaan ku tilmaamayaa labo Kulanna weynoo hartay waa Ukraina och Japan.”

 Ugu danbeyntii Ciyaartaan ayaa si weeyn looga dhur sugayay Natiijada ka soo baxeysay ayada oo dhamaan dadka ku xeel dheer Ciyaartaan Xeegada-Barafka aay shegayaan in aay Somaalida Mustaqbalkeeda Ciyaartaan aay aad u wanaagsantahay aayna tahay bilaw fiican marka la eego Ciyaarta aay soo bandhigeen.

W:Q// abdifitaah nuur (sweden jönköping)
XIGASHO: http://www.dt.se/sport/bandy/1
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip