Munaasabad lagu xusayay dhalashada Nabiga "NNKH" oo lagu qabtay Masjidka Albiri ee Degmada Kaaraan (Sawiro)

0
Friday January 31, 2014 - 22:25:19 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 3222
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Munaasabad lagu xusayay dhalashada Nabiga "NNKH" oo lagu qabtay Masjidka Albiri ee Degmada Kaaraan (Sawiro)

    Munaasabad aad ubalaaran oo lagu xusayay xuska dhalashada Nabigeeni Maxamed (NNKH) ayaa lagu qabtay Masjidka Albiri ee degmada Kaaraan magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Munaasabad aad ubalaaran oo lagu xusayay xuska dhalashada Nabigeeni Maxamed (NNKH) ayaa lagu qabtay Masjidka Albiri ee degmada Kaaraan magaalada Muqdisho. Munaasabadaani oo aheed mid ee siweyn uga soo qeybgaleen Culumaa’udiin, Aqoonyahano, Ganacsato iyo sidoo kale dadweyne isaga kala yimid gudaha degmada kaaraan iyo xaafadaha kale ee magaalada Muqdisho.

Dhamaan culimadi kasoo qeybgashay munaasabada oo intooda badan kahadleen xaflada ayaa waxey si aad ah ugu nuux nuuxsadeen siirada Rasuulka (CSW).

Gabagabadi Xaflada ayaa waxa Umahad celiyay dhamaan dadki kasoo qeybgalay Xaflada, Sheekh Ismaaciil Cali Cumar oo ahaa maamulaha guud ee Masjidka isla markaana kawakiil ah Ganacsade Xaaji Xasan Warsheekh oo ah aas aasaha masjidka.

Jawiga ayaa kusoo idlaaday si qurux badan

F;G.    Riix Halkaan si aad sawirada ugu daawato Mobile-ka

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip