Ra'isul Wasaarihi hore Soomalaiya C/risaaq Xaaji Xuseen oo geeriyooday

0
Saturday February 01, 2014 - 02:39:46 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 6792
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'isul Wasaarihi hore Soomalaiya C/risaaq Xaaji Xuseen oo geeriyooday

    Inaalilaah Wa inaa Ilayhi Rajicuun: Waxa goor dhaw Geeriyooday Raysulwasaarihi Labaad ee Somali

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaalilaah Wa inaa Ilayhi Rajicuun: Waxa goor dhaw Geeriyooday Raysulwasaarihi Labaad ee Somali Abdirisaaq Xaaji Xuseen . Qoyski iyo Eheladi Iyo Umada Somaliyeed uu Ka Geeriyooday Samir iyo Iimaan Alle ha Inaga Siiyo

Ra'isul Wasaaraha ayaa ugeeriyooday Xanuun uu waayadaan danbe la jiifay.

Guud ahaan bahda maamulka iyo Shaqaalaha shabakada Warsheekh waxey tacsi udirayaan dhamaan ehelka, qaraabada iyo guud ahaan umada Soomaaliyeed geerida kutimid Marxuumka.

Inaa lilaahi Wa inaa ileehi raajicuun
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip