TACSI HEER QARAN AH‏

0
Sunday February 02, 2014 - 09:55:50 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 3228
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TACSI HEER QARAN AH‏

    Jaaliyada Soomaliyeed ee ku dhaqan gobalka Minnesota, gaar ahaan magaalada Rochester, waxay Tacsi heer qaran ah u direysaa dhammaan shacabka Somaliyeed, eheledii, qaraabadii iyo qoyskii uu ka geeriyooday Alaha unaxariistee Ra'iisul Wasaarihii ho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jaaliyada Soomaliyeed ee ku dhaqan gobalka Minnesota, gaar ahaan magaalada Rochester, waxay Tacsi heer qaran ah u direysaa dhammaan shacabka Somaliyeed, eheledii, qaraabadii iyo qoyskii uu ka geeriyooday Alaha unaxariistee Ra'iisul Wasaarihii horre ee Somaliya al murxuun Cabdirisaq Xaaji Xuseen oo ku geeriyooday isbitaal ku yaala gobalka Minnesota ee wadanka Mareykanka taariikhdu markey aheyd January 31, 2014. Jaaliyadu waxay Ilahay uga baryaysaa inuu marxuunka ka waraabiyo Jannatul Fardowsa qaranka iyo shacabka Soomaliyeedna ka siiyo simir iyo iimaan. Aamiin.

Waxaa Tacsi gaar ahaaneyd tiraaya shaqsiyaadka uu magacyadoodu hoos ka muuqdo:-

1) Boqor Haji Mohamoud ( Eyrish)
2) Sheikh Cali Xuseen (Jaras)
3) Yassin Ali Hoosh
4) Abdulle Hassan Nurrow
5) Haji Abdisalaam Jama
6) Moh'ed Farah (Shutul)
7) Mohamed Warsame ( dhows)
8) Osman M. Sheikh
9) Omar Yusuf ( Dahab-shiil)
10) Haji Ahmed Jama
11) Abwaan Bedey
12) Abwaan A/qadir Nuuraani
13) Omar Sh./ Ali
14) Sheikh A/llahi M. Hassan
15) Prof. Noor Ali Ga'al
16) Moh'oud G. Aw Hilowle
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip