
0
Abaal-marinadaan ayaa waxaa bixinaye Somali Media Award,
Hey'ado ka tirsan UN-ka iyo Ururka Suxufiyiinta Qaranka ayadoona maanta
abaal-marinno lagu doon siiye afar wariye oo lagu kala magacaabo Maxamed Kaafi
Sheekh Abuukar oo iminka ka howl-gala Radio Risaala , Yuusuf Keynaan, Nuur Cali
Faarax iyo Maxamuud Cabdi Diirshe.
Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta qaranka Soomaaliyeed Maxamed Ibraahin Bakistaan
oo ka hadlay qaabka lagu xulay afartan qof ee guuleysatay, ayaa wuxuu sheegay
in loo eegay muhiimada iyo tayada warbixinada ay soo diyaariyeen.
Sikastaba arintaani ayaa waxaa soo dhaweeye guud ahaa bulshada Magaaladda
Muqdisho iyo saxafiyiinka ku sugan
SAWIRADA:
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 392011
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 83987
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67819
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55377
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 53872
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50250
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44168
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43508
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38402
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 38079
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1551
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 1999
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 1839
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1651
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1696
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1632
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1667
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 2116
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 1997
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 1805
Wariyayaal Muqdisho lagu gudoonsiiye abaalmarino "Daawo Sawirada"
Waxaa maanta magaaladda Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya lagu qabtay manaasabad abaal marinno lagu gudoonsiinaye afar wariye oo ka tirsan saxafiyiinta magaaladda muqdisho