Pep Guardiola: "Arsene Wenger koodiisa waa koox wanaagsan xushmad ayaana u heynaa"

0
Tuesday February 18, 2014 - 10:37:12 in Sports by
  • Visits: 1942
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Pep Guardiola: "Arsene Wenger koodiisa waa koox wanaagsan xushmad ayaana u heynaa"

    Tababaraha Bayern Munich Pep Guardiola ayaa shaaciyay ka hor kulanka habeen dambe ay la ciyaarayaan Arsenal asagoona tilmaamay in uu xushmada weyn u hayo macalin Arsene Wenger iyo kooxdiisa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tababaraha Bayern Munich Pep Guardiola ayaa shaaciyay ka hor kulanka habeen dambe ay la ciyaarayaan Arsenal asagoona tilmaamay in uu xushmada weyn u hayo macalin Arsene Wenger iyo kooxdiisa.

Kooxda difaacaneysa koobka Yurub ayaa Arbacada la ciyaareysa Champions league lugta koowaad ee wareega is reeb reebka kooxaha 16-ka ah.

Tababaraha Bayern ayaa yiri: "Fikrad ahaanteyda Arsene wax badan oo qadarin ayaan u hayaa kooxdiisa waxaa ay leedahay tayo taas oo aan qirayo waxaan u soconaa inaan la ciyaarno koox xagaaga oo dhan hogaamineysay horyaalka dalkeeda, sidaa daraadeed haatan waxaa ay ku jiraan labaad ama seddexaad laakiin bilowgii iyadaa fooqa sare kaga jirtay League, -ga waa koox inta badan ciyaaro fiican ka sameeysa Champions league”.

Pep Guardiola ayaa horay Arsenal ku wajahay tartanka isagoo watay Barcelona markaas oo uu ka reebay kooxda England tartanka.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip