Kooxo hubeysan oo goordhow dil ka geystay Gaalkacyo

0
Monday October 08, 2018 - 09:35:53 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 1101
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxo hubeysan oo goordhow dil ka geystay Gaalkacyo

    Wararka aan ka heleyno Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayan in goordhow halkaasi lagu dilay Wiil dhalinyaro ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka aan ka heleyno Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayan in goordhow halkaasi lagu dilay Wiil dhalinyaro ah.

Kooxo ku hubeysnaa bastoolado ayaa waxaa la sheegay in dilka u geysteen wiilkan dhalinyarada ahaa, isla markaana durdo goobta ka baxsaday.

Marxuumka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Xaamud Wardheere,waxaana goobta uu dilka ka dhacay gaaray Ciidamo ka tirsan maamulka Gobolka Mudug.

Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa mararka qaar waxaa ka dhaca dilal kala duwan,kuwaasi oo loo geysto askarta ka tirsan dowlada iyo dadka shacabka ah eek u dhaqan Magaaladaasi.



Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip