Kooxo hubeysan oo Dil ka geystay Muqdisho

0
Monday November 12, 2018 - 12:33:31 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 1052
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxo hubeysan oo Dil ka geystay Muqdisho

    Kooxo ku hubeysan Bastoolado ayaa Magaalada Muqdisho waxa ay ku dileen Askari ka tirsanaa Ciidamada Koofi Gaduuda ee Madaxtooyadda Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxo ku hubeysan Bastoolado ayaa Magaalada Muqdisho waxa ay ku dileen Askari ka tirsanaa Ciidamada Koofi Gaduuda ee Madaxtooyadda Soomaaliya.

Dilkan ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhacay Isgoyska Saybiyaano ee Degmada Hoden ee Gobolka Banaadir,isla markaana loo geystay Askari ka tirsanaa Ciidamada Koofi Gaduuda Madaxtooyadda.

Askarigan la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Xasan Nuur Xuseen,iyadoo ragii dilay goobta durbo ay ka baxsadeen.

Dilalka qorsheysan ee loo gaysanaayo Ciidamada dowladda Federalka Somaliya ayaa maalmahan dambe ku soo badanaayo Magaalada Muqdisho.

Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay Mas’uuliyadda dilkan loo geystay Askariga ka tirsanaa Ciidamada Koonfi Gaduuda ee Madaxtooyadda Soomaaliya,xili oo ku sugnaa Xaafadda Saybinayo ee Degmada Hoden ee Gobolka Banaadir.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip