Maxaa kala heysta caawa Barcelona iyo Man City "Ciyaar xiiso leh"

1
Tuesday February 18, 2014 - 11:29:04 in Sports by
  • Visits: 2573
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa kala heysta caawa Barcelona iyo Man City "Ciyaar xiiso leh"

    Ciyaar aad u xiiso badan ayaa caawa waxaa la filayaa in ay dhex marto kooxaha kala ah Man City iyo Barcelona Ciyaartaasi oo la filayo in ay soo gasho Saacadu marka ay tahay geeska Africa 10:45pm habeenimo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciyaar aad u xiiso badan ayaa caawa waxaa la filayaa in ay dhex marto kooxaha kala ah Man City iyo Barcelona Ciyaartaasi oo la filayo in ay soo gasho Saacadu marka ay tahay geeska Africa 10:45pm habeenimo.

Ciyaartan oo ah mid aad u xiiso badan ayaa caawa waxaa lawada sugayaa naytiijadeeda ayadoo kooxda Man City ay tahay koox aad ugu fiijigan Kooxda Barcelona Wallow Barcelona lafteedu ay cabsi ay ka qabto in ay ka badiso Man City.

Yaa ukala Safaxn Doon Labada Kooxood, Qaab nuuceese aye garoonka kusoo gili doonnaa?

Line-Up:

(Barcelona 4—1—1—oo ah qaab naqshadeedkeeda) iyo Wiilasheeda oo kala ah: Valdes; Alves, Bartra, Pique, Alba; Busquets, Xavi, Fabregas; Sanchez, Pedro, Messi .

(Man City (5-0-1 – waa naqshadii) iyo wiilasheeda oo kala ah:Hart, Zabaleta, Kompany, Demichelis, Kolarov; Fernandinho, Toure; Navas, Silva, Nasri; Negredo

Hadaba Su’aasha ayaa waxa ay tahay,Yaa badin doono Barcelona Vs Man City?

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip