Neymar iyo Messi oo u hambalyeeyay taageyrayaasha barcelona

2
Wednesday February 19, 2014 - 13:46:41 in Sports by
  • Visits: 3651
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Neymar iyo Messi oo u hambalyeeyay taageyrayaasha barcelona

    Ciyaaryahaanadda kooxda barcelona Neymar iyo Messi ayaa u sheegay taageyrayaasha kooxda barcelona xasuuqi ay ka gaysteen itihad stadium taageyradda ay u hayaan jamaahiirta barcelona.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciyaaryahaanadda kooxda barcelona Neymar iyo Messi ayaa u sheegay taageyrayaasha kooxda barcelona xasuuqi ay ka gaysteen itihad stadium taageyradda ay u hayaan jamaahiirta barcelona.

Messi ayaa yiri " waa habeen nagu weynaa xalay maadaama an ku soo ad kaanay meel ka baxsan hoygeena ayuu u sheegay taageyrayaasha barcelona.

Da'yarka xulka brazil ayaa u balan qaaday taageyrayaasha barcelona in ay ku soo guulaysandoonaan koobka horyaalka qaaradda yurub ayna keeni doonaan magaaladda barcelona.

Sikastaba Kooxada  Barcelona oo ah Koox aduunka oo idil uu ka qeyl-shay  ayaa xalay waxa ay xasuuq kii ugu darnaa ay u geysteen kooxda Man City kadib markii 2-0 ay ku garaaceen.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip