Drogba oo lafilayo in uu Chelsea dib ugu soo laabto iyo shaqo cusub oo sugeyso

0
Sunday February 23, 2014 - 14:36:38 in Sports by
  • Visits: 1705
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Drogba oo lafilayo in uu Chelsea dib ugu soo laabto iyo shaqo cusub oo sugeyso

    Didier Drogba ayaa heysta fursad uu dib ugu laaban karo Chelsea sida uu Dean Jones ku qoray Majalada Sunday People.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Didier Drogba ayaa heysta fursad uu dib ugu laaban karo Chelsea sida uu Dean Jones ku qoray Majalada Sunday People.

HalyaygaStamford Bridge Drogba ayaa hada u ciyaaraGalatasaray waxana uu wajaha yaa ciyaartoydii hore ee ay isku jaalka ahaayeen ee tartanka Champions League todobaadkan.

Laakiin, xidiga reer Ivorian oo markii ugu danbeysay Chelsea kula guuleystay Champions League isagoo dhaliyay gool kulaadkii ugu danbeeyay ee ay koobka ku qaadeen, ayaa qorsheynaya in uu ka tago Turkey marka uu dhamaado qadaraaskiisa dhamaadka xilli ciyaareedkan.

10kii sano oo uu joogay Abramovich waxa uu kooxda ku qarashgareeyay aduun gaaraya 150milion oo gani dhinaca weeraryahanada oo kali ah waxana kamid ahaa dadkii uu soo gadayAdrian Mutu, Hernan Crespo, Drogba, Andriy Shevchenko, Nicolas Anelka iyo Fernando Torres.

Laakiin hada waxa uu milkiiluhu doonayaa in kooxda weeraryahano uu u soo saaro Drogba oo dad badan ay u tixgaliyaan in uu yahay weeraryahankii ugu fiicanaa ee kooxdan soo mara.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip