
0
Sawirkaan manta Amiin Arts oo soo bandhigay ayaa waxa uu bulshada soomaaliyeed ku abuuray dareen gooni ah, ayadoona la og yahay In Ciidamada Nabad ilaalinta loo keenay ee Amison bishii ay ku shaqeeyaan lacag cadadkeeda aan macquul aheyn halka Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed ayagana ay ku shaqeeyaan lacag aan ka badneyd 200$ ama kasii yar, marmarna ay dhacdo in aysan waxbo helin.
Hadaba Nala Daawada Sawirada
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 392011
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 83987
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67819
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55377
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 53872
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50250
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44168
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43508
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38402
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 38079
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1551
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 1999
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 1839
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1651
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1696
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1632
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1667
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 2116
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 1997
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 1805
Amin Arts oo soo bandhigay Sawirro Cadeenayo in Villa Soomaaliya ay badbaadiyeen Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed
Farshaxamiiste sare Amin Arts ayaa waxa uu manta soo bandhigay Sawiro cadeenayo in villa Soomaaliya ay badbaadiyeen Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed halka Ciidamada loo keenay Nabad Ilaalinta ay Amison ay geedaha ku gambanayaan iyo meelo difaacyo ah ay