Liverpool oo Real Madrid ka dooneyso Weeraryahan "Waa kuma Ciyaariyahaankaasi?"

0
Monday February 24, 2014 - 08:20:15 in Sports by
  • Visits: 3021
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Liverpool oo Real Madrid ka dooneyso Weeraryahan "Waa kuma Ciyaariyahaankaasi?"

    Kooxda Liverpool ayaa isha la raac-raaceysa Ciyaariyahaan dhanka weerarka kaga ciyaara kooxda Real Madrid ninka lagu Magacaabo Banzema.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Liverpool ayaa isha la raac-raaceysa Ciyaariyahaan dhanka weerarka kaga ciyaara kooxda Real Madrid ninka lagu Magacaabo Banzema. Liverpool ayaa xidigaan ku dooneyso lacag gaareyso 25milyan oo euro xilliga uu furmo suuqa kala iibsiga ciyaartooyda  sida uu qoray wargeyska Metro.
Laacibkaan weerarka kaga ciyaara Kooxda real Madrid benzema ayaa lala xiriirinayaa in ay fasaxdo Kooxda Real hadii aysan dhicin in uu usaxiixo hishiis cusub waxaana xilli ciyaareedkii hore doon doonaye Kooxda Arsenal wallow wali aysan ka quusan saxiixa ciyaariyahaankan.

Sikastaba kooxda Liverpool iyo Kooxa kale oo ay ugu horreyso Arsenal ayaa dhamaantood isha la raac-raacayo xidigaan lagu Magacaabo Benzema.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip