Bayern Munich oo daneeneysa daafac u ciyaaro New-Castle "Waa kuma daafacaas"

0
Monday February 24, 2014 - 14:41:26 in Sports by
  • Visits: 1549
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bayern Munich oo daneeneysa daafac u ciyaaro New-Castle "Waa kuma daafacaas"

    kooxda Bayern Munich ayaa daneeneysa daafaca buuxa ee kooxda Newcastle United iyo xulka FranceMathieu Debuchy, sida laga soo xigtay warabaahinta Germany.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

kooxda Bayern Munich ayaa daneeneysa daafaca buuxa ee kooxda Newcastle United iyo xulka FranceMathieu Debuchy, sida laga soo xigtay warabaahinta Germany. Pep Guardiola ayaa la aamin san yahay in uu raadinayo daafac ka sareeya danbeedka midig ee Rafinha waxana uu u arkaa Debuchy in uu ka soo bixi karo shaqadaAllianz Arena.

Laacibka reer France oo ku biiray Newcastle xilli ciyaareedkii la soo dhaafay ayaa u tagaySt James’ Park in uu ka qeybgalo tartamada Yurb laakiin ma helin fursadaas.

Daafacan ayaaa soo jiitay tababareAlan Pardew tan iyo markii uu tagay Waqoyig Bari, Laakiin Newcastle ayaa wajaheysa dagaal adag oo ku aadan sii heysiga xidigan madaama xiisaha Bayern uu aad u xoog badan yahay.

Debuchy oo horay koobab ugula soo guuleystay kooxdiisii hore ee Lille ayaa qadaraaska uu kula jiro kooxda Newcastle United waxa uu dhacayaa 2014, waxana lagu qiimeynayaa 7.5 milyan oo gani.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip