Waa Kuma Ra'iisul Wasaare Xasan Cali Khayrre?

0
Thursday February 23, 2017 - 11:13:41 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1981
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa Kuma Ra'iisul Wasaare Xasan Cali Khayrre?

    Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa saakay Arroornimadii hore waxa uu Xasan Cali Khayrre u Magacaabay Ra'iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya haddaba waa kuma Xasan Cali Khayre?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa saakay Arroornimadii hore waxa uu Xasan Cali Khayrre u Magacaabay Ra'iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya haddaba waa kuma Xasan Cali Khayre?

Xasan Cali Khayrre waa maamuliii hore ee hay’adda NRC, Norwegian Refugee Council, waxa uu dhashay 1968, waxa uu kamid ahaa madaxdii sare ee Shirkaddii Somali Oil.

Kooxda xiriirka iyo dabagalka cunaqabateynta hubka ee Soomaaliya iyo Eretria ayaa ku eedeeysay Xasan Cali Khayrre in uu xiriir dhow la lahaa dhaqdhaqaaqa Ururka Al Shabaab, hayeeshee dib ayay uga laabteen oo waa ay beeniyeen.

Xasan Cali Khayrre oo loo Magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya ayaa waxa uu haystaa dhalasha Dalka Norway, waxa uu deggan yahay Dalka Ingiriiska.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip